Home » Entertainment » Ma U Seexataa Qaabka Halka Dhinac Ah ? Qof Shaki Badan Ayaa Tahay Haddii ….

Ma U Seexataa Qaabka Halka Dhinac Ah ? Qof Shaki Badan Ayaa Tahay Haddii ….

Woman Sleeping1- Qofka u seexda hal dhinac laakiin labada gacan kor u qaada , hadaba ruuxaasi waxay warbixintu ku sheegtay inuu yahay mid Shaki badan.

2-Jiifka Geedka oo kale: waa in hal dhinac ruuxa u seexdo hal gacan iyo lugna uu ku jiifo hadab ruuxaasi waxaa warbixintasi ku tilmaamtay mid bulsho ah ayna fududahay in lala maacimilo.

3-Jiifka Caloosha: Caloosha oo loo jiifsado iyadoo labada gacan-na la dhigayo madaxa aktiisa isla markana dad yar ay adeegsadaan %5.6, iyadoo warbixintuna ku tilmaamtay dadkaasi kuwo wel -wel iyo fikir aayaha dambe iyo cabsi ayay u u janjeeran sidoo kale hab la dhaqankiisa dadka kale ma fiicna .

4-Qaabka Uurka Jiifka: %51 Haweenka ayaa door bida in ay qabkaasi u jiiftaan, qaabkaan waa in madax iyo lugaha la isu keeno iyadoo gacmaha labada canjar la dhex gilinayo, warbixintu waxay ku tilmaamtay dadkaasi dhanka Xishoodka iyo dareenka ayay u jan-jeeraan .

5-Qofka aan kala jecleyn jawiga iyo qolka uu jiifanayo iskana jiifta meeshii uu doono isla markaana buuq iyo shanqarta waxba kala jecleyn, warbixintu waxay ku tilmaamtay qofkaasi inuu u jan-jeera deganaasho la`aan waxa uuna ka baqaa kalinimada , wuxuuna jecel yahay in Radio ama TV- ga uu ku dhafro

6- Jiifka askariga: Waa kuwa sida tooska dhabarkooda ugu jiifta , labadooda gacmood ku dhirarsan yihiin jirkooda , warbixintu waxay ku tilmaamtay kuwaasi deganaan iyo is ilaalin ayay u jan-jeeraan.

7-Jiifka xidigo fiiriska: Waa kuwa ku jiifta dhabarka xabadkooda kor uu u soo jeedo isal markaana labada lugood iyo gacmaha kala fogeeya midba meel u jeediya, warbixintu waxay ku tilmaamtay kuwaasi waa dadka jecel in dadka kale dhageystaan ixtraaamkooduna badan yahay .

Qeybta Dambe La Soco Dhawaan .

 

Share on Facebook

Comments

6 Responses to Ma U Seexataa Qaabka Halka Dhinac Ah ? Qof Shaki Badan Ayaa Tahay Haddii ….

  1. Ani jiifkeeygu waa nuucya badan yahay waxaana u jiiftaa intaan fooraarka’eheeyn lkn seen yeelaa dhankasta walaxlee laga sheegeee kkkkkkkkk

  2. C/raxman cadde Reply

    February 20, 2013 at 9:11

    K.k.k.k.k.k.k.k.k. Run ahanti wa arin cajib ah jifka gacmaha labarkado wa midka ugu mc uguna wangsan kas wax bad kashegten ke wanag san he

  3. Baaashi Reply

    February 19, 2013 at 9:11

    Asc fikirkan aa kenteen sxbyaal fuuro aa baxsan tihiin wax shaqenayo mahan tan kale marka aad qoresiin calamada ah % tirada gadashida laguma qoro tirada marka qortan kadib qor % mahadsanidiin

  4. duceysane Reply

    February 18, 2013 at 9:11

    kkkkkkkkkkkkkkk
    caadi ma tihiin qpfku siduu rabuu u seexdaaye waad ka badbadiseene tan ma soconayso waa fashil warka badan cusbalaawuu isku badalaa waxa aad qoraysaan ka fakara tifaftirana samaysta mise intaas ka badan waa wadi la dihiin

  5. AL WADAN 1 Reply

    February 18, 2013 at 9:11

    Hehehehehe sheeko caato ah iga dheh waraa sheekadeena gubata waaye sababtoo ah sidee qof qaabka uu u jeefsaday looga qiyaas qaadan karaa hab dhaqankiisa horta iska daaya sheekooyinka mala.awaal ka ah ee aad wabsites ka kale ka soo turjuntaan loool

  6. TATA sheene ama tariikhme Reply

    February 17, 2013 at 9:11

    Shito ani ki kaadiyow mey kiin diide

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>