Qaladaad dhowr ayaa ka dhaca ragga taasi oo haweenka u diida in ay helaan raaxo , hadaba waxaa ugu waa weyn qaladaadkaas arimahaan ee ninyahoow il gaar ah isaga yeelo .
* Iska indho tiridda baashaalinta : inta badan ragga ayaan baashaalin haweenka si ay u kiciyaan ka hor kulanka naxariista leh iyaga oo durba u booda howsha culus , waxaana baaritaano la sameeyay sheegayaan in taasi ay si weyn uga careysiiso hawenka taasi oo keeneysa in macaanka ciyaarta aysan gaarin.
*Galmada Nooca Farsamo Yaqaanka : waa mid uu ka maqan yahay dhoola cadeynta iyo qosolka , waxa ayna ragga sidaas u sameynayaan iyaga aan laheyn sabar ay haweeneyda xaqeeda ku siiyaan oo oarad ayaa ku jira waxa ay doonaayan in hal daqiiqo lagu kala baxo.
* Nadaafad la`aan : rag faataayaal ah ayaa iska dhaadhiciyay in haweeneyda jeceshahay urta ka soo baxeysa jirka ninka , waa quraafaad ee haweeneyda waxa ay ka ka heshaa ninka nadaafada badan ee xariifyahoow nadaafada ku dadaal oo adiga oo buuqaya lamaantada hala galin ciyaarta kuu-kuun laminaaga .
” Galmada Xanuunka Leh : Haweenka ma jecla galmada xanuunka uu la socdo ee ninyahoow hab aan laheyn xanuuun ula baashaal ogoow haweeneyda waa wax jilicsan .
* Aaamusnaanta Ama Qaylada Xoogan : haweeneyda ma jecla ninka aamusan inta lagu guda jiro ciyaarta , sidoo kale ma jecla ninka sida xoogan u haara (u qayliya ) .
* Hadalada Kulul : Haweeneya waa ay jeceshahay erayada kulul xiliga ciyaarat socoto balse ragga inta badan ma sameeyaan ninyahoow aan mudneyn in abaalka loo galo inta ciyaarta socoto amaan macaantaada siiba quruxdeeda iyo habka raaxadeeda.
* In Lagu qasbo hab kale : 90% ragga ayaa jecel in haweeneyda habab kala duwan ula raaxeystaan balse ogoow majeclo in lagu qabso , hadii iyada ay raaxo ku heleyso habkaas dhib malaha .
* In macaanka deg deg ku gaartid ama aad si weyn u soo daaho : ma jeclo haweenka in ninka uu durbo gaaro macaanka galmada waayo taasi iyada ayuu u diidayaa in ay raaxo hesho , rag badan oo aan xariif aheyn ayaa jaahil ka ah arintaas oo ogeyn oo kaliya tooda kaliya fiirsada , sidoo kale ma jecla ninka macaankiisa ay soo daahan si saa`id ah taasina xanuun ayay dareensiineysaa ..
Share on Facebook
nimco
April 7, 2013 at 9:11
91278770
Bilan
March 2, 2013 at 9:11
Raxada ka hor waxa wanagsan in dhaman jirka leysku salaxo then nasaha xabadka ninka sokoroga malabyaroyga marki la kacsadan lo galmodo nagta
ahmed kingston
February 26, 2013 at 9:11
saxbayaal alcarabiya waynala talisay waymahadsanyihiin
nani
February 25, 2013 at 9:11
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk fuck alcarabiya
raaxa jecel
February 25, 2013 at 9:11
kkkkkkkkkkkk ist fantastic wlhi alcarbiyah adbad umahadsanihiin barnamijkaan wa mid ad uwangsn waayo wa arimo bulshaded waxa laga yaba asxabbadan iney kukalatageen xirfad la,anta thanks
drxiis
February 23, 2013 at 9:11
As/ckum waa salaaman tihiin akhyaarta alcarabiya iyo dhamaan akhristayaasha waa macluumaad loo baahan yahay run ahaantiina galmo aan istiin lahay waa shaah aan sukur lahayn dumarkuna galmada waxay ka jecel yihiin istiinka raaxada
Xasan
February 22, 2013 at 9:11
Kakakaka nagaha waxejecel yihin inta ciyaarta bilawan kahor waxe jecel yihiin ine laba mar ama haljer ine biya baxan kadibna logalmoda qabrigaade xuse nagta sas usameyso
Liibaan
February 22, 2013 at 9:11
Kkkkkkk alcarabiya gacan ayaan idiin taagay nalin yada sida badan waxey ka cabaadan biya bax dag daga waxaa u fiican naagtoda in.ey uraaxee yaan mudo marakas iyada oo jugta u baahaan in.ey hoosha bilaabaan markas hadaa biya bxdo iyadana waad qancisay adigana sheekada kuma fashil min raawa.com allow xaas noo sahal k.k.k.k
c.wahaab
February 19, 2013 at 9:11
samiir sxb hadii biyaha kaa imaanayaa waxaad sameeysaa marka hore soo siikeeyso ka dib u tag naagta ok
Ahmed
February 19, 2013 at 9:11
way fiican tahay in sidan raga loola taliyo
Ahmed
February 19, 2013 at 9:11
Way fiican tahay in aad talo nasiisaan
muna
February 19, 2013 at 9:11
maanta waad lahesheen soo wada waliba sxb
Ahmet
February 19, 2013 at 9:11
Bravo safiya
Ahmet
February 19, 2013 at 9:11
Kkk sax nawal big game waxaa kawacan istiinka
:-*yääsíinka:-C:B-)
February 18, 2013 at 9:11
K k k k k k k Alcarabiya iyo akhristayasha salan iga gudooma intaa kadib ALCARABIYA darasataan waa muhiim waAne waxlobahanyahay lkn qoraagu warbixinta sitafatiran umasoo qorin waayo warbixinta waxaa ku jira hadalo iska hor imaanaa iyo qaar aan lafahmikarin waxaa kamid ah HAWEENTA MAJECLO qeylada badan mane jeclo aamusnaanta markale waxaad dhahdeen haweeku hadalka ku lul waa ayjecelyihiin marka{MACALINOW ALIF WAXMALeh IYO ALIF WAXWOW LEYAHAY ADAA ISKULEH} aamusnanta majeclo qeylada majeclo hadalka kulul ayey jecelyihiin wan ku warernay okey su.aasha Alcarabiya{LUQADA XABXABKA MAXAA KAWADIIN}
A/ a/ jama
February 18, 2013 at 9:11
waan ku mahad santihin asxaabtina al carabiya kashaqeysa mida 1aad dumarku ama gabadu waxay xaq uledahay in ay raaxo wacan ay ka hesha hadi aad labadinaba cfmd buxa qabtan hadi kale guriga hoyaded ayey adeysa marka xarif yahow inta aan laga cararin gabada qanci oo uraxey xaqbey uleedahay
Bishaaro
February 18, 2013 at 9:11
Kkkkkk raxada waa mid loo baahanyahay alcarabiya waad ku mahadsan tihiin talada wanagsan
Jamac
February 18, 2013 at 9:11
Runti waxa laga hadlayo waa sax lkn waxa iga su’al ninka warka no so tabinayo xaasle miya hadusan eheyn sidu ku ogaadey sino ma jirto mise kala cadee
xasan
February 18, 2013 at 9:11
naaguhu shirka ragga ayay ku raaxestaan waayo marka walac qar ayaa ku walaco shirka ragga
SAMIIR
February 18, 2013 at 9:11
War saxibayal aniga biyaha dag dag ayey iga imadan maxan sameya haleyla taliyo
muno
February 18, 2013 at 9:11
kkkkkkkkkk alcarabiya jini
aabaha raaxada
February 18, 2013 at 9:11
raaxo hooyadeed iyo aabaheed anaa haya ma soo qoara telkeyga
geedoow shaamboow
February 18, 2013 at 9:11
alcarabiya beenta ka dhaafa naagah am jecla baashaal ee neefta la igu celiyo jecel yihiin
nawaal
February 18, 2013 at 9:11
talo wanagsan , alcarabiuya thnks hawenka raaxada weyn ak dib baashaalka ayay jecel yihiin oo kaga qiimo badan ciyaarta weyn
safiyo
February 18, 2013 at 9:11
yaa salaam alcarabiya raggga meel naag saar waayo raaxada waxa ay u haystaan kaliya ku dhufo ka dhaqaaqo