Home » Fariimo Jaceyl » SMS LOVE : Jaceylka Waa Safar Aan Dhamaad Laheyn Iyo Kuwo Kale …

SMS LOVE : Jaceylka Waa Safar Aan Dhamaad Laheyn Iyo Kuwo Kale …

hhhWaxkasta waxa ay leeyihiin siyaabo ay u dhamaadaan , shumaca waa uu dhalaalaa , dabku waa uu dhintaa , geedku waa uu qalalaa laakiin jaceylka aan kuu qabo macaantaydaay waa mid ka olal siinaya dhiigayga uu wadnaha kushaqeeyo had iyo jeer iyo ilbiriqsi kasta waan ku howlgalaa jaceylkaaga.

Jaceylka dhabta waa midka wadnaha ka garaacmo , hiloow baad igu abuurtaa dareenna uu sii dheer yahay.

Waxa uu igu dhaliyaa kafikiritaankaaga , waxa aan jeclaystaa markasto in aanan kaa ag tagin ; dhibicda roobka ma garto in ay igu da’do marka aad ila socoto waxaa isiisaa jawi ay naftayda kunagaato.

Dhiigayga ayaad dhex meeraysataa waxa aad tahay nafti aan kushaqeeynayay ; oo waa aad I jiidatay macaanto.

Jaceylku waa nolol ay helaan bini’aadamka isaga la’aantiis ma la arki lahayn dad kuwaara dunidan qalbigu waa halka uu ruuxu ka bilaabo shaqeynta jirka oo la’aantiisa wuu dhacayaa ogaw macaanto waxa aad tahay wadnahayga .

Macaanto jaceylkeenu waa safar kubilaabmay mid soconayo weligiis ,dhamaadna aanayn lahayn.

jaceylkeenu waa mid aan go’in xabiibti qalbiga adigaa dagay jaceylka aan kuu qabo waa mid uu qof kale uusan u qaadin ruux kale , macaanto waxa aan kaa dareemaa xubinkasto oo igu taalo ; xilli kasto waxa aad ku taagan tahay maskaxdayda .

Share on Facebook

Comments

11 Responses to SMS LOVE : Jaceylka Waa Safar Aan Dhamaad Laheyn Iyo Kuwo Kale …

  1. masha allah alcarabiya waad mahad santihiin wa Erayo aad u macaan good

  2. muna Reply

    February 23, 2013 at 9:11

    waan idiin salaamay dhamaan ahkristayaasha sharafta leh ee ku xeran webka,waa erayo aad umacaan runtii waanka helay waana markii igu horeysay aan alcarabiya kahadlo,aaad ayaad umahadsantihiin.

  3. qadar Reply

    February 22, 2013 at 9:11

    maasha allah alcarabiya waan idiin mahad naqaynaa hadan nahay dhagaystayaasha.

  4. muniira Reply

    February 21, 2013 at 9:11

    wooow oo hadana wooow wht a loely words qofkii qorey hal shumis ah an siiyay lolz thnkz u alcarabia

  5. Daacad Reply

    February 20, 2013 at 9:11

    Runtii waa erayo mac macaan lamaanaha is jecel isku soo dhaweeya

  6. ahmed milano Reply

    February 19, 2013 at 9:11

    waan tagerasanahy shekadeda murtiyesan alcarabiya waa ku mahadsan tihiin

  7. sahra Reply

    February 19, 2013 at 9:11

    wad mahadsantihin lkn aniga waxan ahay gawar radineeyda qof guursado ee alcarabiya qof muslim ah ee somali ah isoo radi aniga wax igu dhaho ayanbo la.ahay ereyadan macaan

  8. hamse Reply

    February 19, 2013 at 9:11

    waanu nac macay shabkadan alarabiya waa sheeko xun waayo wax ay rabtaa inay 90 nagu daaliso jacayl naged iyo waxaan lo jogin fucky websekan

  9. C/raxman cadde Reply

    February 19, 2013 at 9:11

    Haa run ahanti hada nahay akhristayasha alcarabiya wanka helnay erada mc mcn bye

  10. muna Reply

    February 19, 2013 at 9:11

    wooow ereyo macaan dhiigaad na dhaqajiseen soo wada walaal

  11. SAMIIR Reply

    February 19, 2013 at 9:11

    Wow masha allah wan jecllahay shirkada al carabiya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>