Home » Cayaaraha » Samir Nasri”Qaranka Ingiriiska Waxaan Dhan-dhansiineynaa Qaraarka Guul Darada”.

Samir Nasri”Qaranka Ingiriiska Waxaan Dhan-dhansiineynaa Qaraarka Guul Darada”.

Xidiga qaranka Faransa Samir Nasri ayaa balan ku qaaday in uu awoodiisa isugu geynayo sin ay guuleystaan qaranka kale ee Ingiriiska  kulanka isniinta dhex maraya.

“Xariirka wanaagsan ee igala dhaxeeya ciyaartooyda ingiriiska qaarkood iminka isku kooxda nahay ma hor istaagayaan rabitaankeyga  iyo maslaxada qarankeyga”ayuu sii raaciyay .

“Kaliya rabitaan ayaa na hor yaal kaasina waxa uu yahay in aan ka guuleysano qaranka ingiriiska” ayuu mar kale ku daray laacibkasi ka tirsan kooxda Man City.

Cisman Fantastic

Alcarabiya Sports News

 

 

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>