Home » Arimaha Qoyska » Gabar yahay waxa laguu hayaa tallaabooyinka uusan gacaliyahaaga kaa soo daahi Karin ee raac

Gabar yahay waxa laguu hayaa tallaabooyinka uusan gacaliyahaaga kaa soo daahi Karin ee raac

aaaaaaaaaaaaaaHaweenku   waxa ay markasta  ay watigeeda ugu badan ku qaadataa gurigeeda  iyadoo ay yaryihiin xaasaka kataga guriga oo shaqada aado , hadaba gabar yahay Aalcarabiya ayaa talaabooyinka  kusiinaysa  ee raac waa hubaal in aad kaga guuleysanayso  naagaha kale.

Ka dhig gurigaada mid ka bedalan guryaha kale adiga oo ka nashqad  ahaan ka gedinaya , waxa ay kuu horseedaysaa in heblaayo gurigeeda ma  aragtay lagu dhaho  kaliya ma aha in intaa lagu dhaho ee gabar yahay kadhig mid nadiif ah oo gacaliyahaaga ka qeyliyo.

Fadhigaagu ha ahaado mid aanayn ku dhegsanayn derbiga yuusana ahaanin wax tirada kabatay , ka dhig mid  jiljileecsan oo l isku tuuri karo xili is bursiga iyo wada baashaalidda .

Jiif kaagu ha ahaado mid usamysan qaabka wadnaha oo kale  gogolka korena ha ahaado mid  kuburleet kan ugu marada wacan ah hadaba waxa aad macaankaaga ka dhigtay mid  usoo urdo guriga .

in tabadan raggu waxa ay aad u jecel yihiin naagta guriga qurxan hadana nadiifka ah , oo   marba dhan u yaalla  ; waa in aad ogarawsanaato in uu ninku jecel yahay qaabkan naagta sameysa .

Qolka  ciyaarta sariirta ha ahaado mid si qaas ah loo qurxiyay derbiyadiisuna ay ku dhegan yihiin ubaxyaallo kala cayn ah oo aad marba dhan aad u bedesho  ,gacaliyahaagu wuu usoo ordayaa xilli kasto uu kasoo tago shaqada  oo meelo kale makaa aadayo illeen meel qurxan baad u diyaarsatay e.

Share on Facebook

Comments

4 Responses to Gabar yahay waxa laguu hayaa tallaabooyinka uusan gacaliyahaaga kaa soo daahi Karin ee raac

  1. Maanshalaah Dimar Maxay Talo Ka Heliayaa Alcarabiya laakiin Nadaafadu Waa Muhiib ee Kudaala Hadii Aaad Rabtid Ninkaagu in uu kujeclaado Xaas Kale uguuri Waa Talo Cusub

  2. :-*yääsíinka:-C:B-) Reply

    February 19, 2013 at 9:11

    Okey ALCARABIYA IYO AKHRISTAYAASH Wan idin wada salamay salan kadib ALCARABIYA Nin wareeg bartay ubax meel ladhigay maku soodhaqsanaayo Ee Gabdhaha shaqo ha u yeelina F. G. NAAGTII Gurigeeda Nadiifin Fiidkii ayaa lafuraa NADAFATANE Kudadaala Ragane haqasbinaa Ubaxne waxma.idintarayo!!

  3. Xasan goroo baqasaa Reply

    February 19, 2013 at 9:11

    jecliyaa naag gurigeeda nadiifiso allow nogu bishaare tu gurigeeda hagaajisato

  4. Fardowsa Reply

    February 19, 2013 at 9:11

    Al carabiya jine

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>