Sikasta oo aad caafimaad wacan u hesho guurka kadib gaar ahaan ragga ayaa lasheegay in ay halis badan kaga badbaadaan guurka ,waxaana lagu ogaaday baaris lasameeyay .
Cudurada ay kaga badbaadaan guurka ayaa lagu xusay baaritaaritaankan C-reactive protein (CRP) taasoo kusii deysa beerka xanuun iyo barar .
CRP ayaa aalaaba la xiriirsan cudurada beerka taasoo sababta farxad la’aan iyo in si deg deg ah bedelo hababka uu dhiigu ugu gudbo maskaxda ama awood yari keenta in qeybo kamid ah jirkaagu aysan dhaqdhaqaaqin .
Baaritaanka ayaa lagu ogaaday in ragga uu guurka ka dheeraado uu hoos u dhigo.
Waxaana lashaaciyay in ragga guursaday ay aad ugu yartahay CRP ayna ka dhiig wanaagsan yihiin ragga aan guursan.
Waxa ayna awood taageeri karta aysan ka helin xiriirka kaliya ee ay yeeshaan ; taasina waxa sabab u noqotay in uu guurku wanaagsan yahay.
Share on Facebook
AL WADAN 1
February 21, 2013 at 9:11
War waaye haddii beerka I xanuuno guur leeba ku caafimada dheh heheheheheheheh ka sheekey he anoo xaasle ah ayaan dareemay intad ka hadasheene
:-*yääsíinka:-C:B-)
February 20, 2013 at 9:11
ALCARABIYA IYO AKHRISTAYAASHA wan idin wada salamay salan kadib Raga aan guursan Naagqabin Doobabka ah waxey ku jiraan Nolol ah XAYAATUL KALBI Nolosha eeyaha ayey ku noolyihiin Tan cudurka ay ALCARABIYA kadhawajisayne waa sax oo jirka bili aadanka Raga waxaa ku abuuran shahwo haday shahwadaas kuraagtane waa suuragal in ay cuduro isku badasho okey <SU.AAL< WAXAN SU.AAL WEYDIINAA dhalinta webka qaar ahan RAGA iyo ALCARABIYA} Raga aan Guursan Guur awoodin Talo ma.uheysiin ay dumarka ugumaarmi karaan Guurkooda si ay cudurkaas lasheegaa ay ugu badbaadaan? Jawab
Hanad
February 20, 2013 at 9:11
Dumarka ragga u daran away waase nucee ayagane mise ayaga oo dhan waa daawo qaarbadan oo cudar aan daawo laheeyn waato ayaa jiro lkn alcarabiya weyka gaabsatay kubaas marka alcarabiya anagane in aay daawo naga buuxdo uu sheega dumarka hadii kale isku dhac aya imanayo wan garaneyna dumar dawo lagu shegay ogada dumaroow dawo matahiin haadi anaga daawo nagalawayo sxb
Cadde
February 20, 2013 at 9:11
Wa arin wanagsan iney raga ku dadalan bisharo war mala rabe adiga i ogolow nh
abdi rashiid
February 20, 2013 at 9:11
waa arin wanaagsan oo sax ah sida aan wada ognahay dumarka waaa daawo wanaagsan oo u roon raga
Bishaaro
February 20, 2013 at 9:11
Wa arin muhim ah wa iney raga ku dadalan
Eng Hassan
February 21, 2013 at 9:11
Bishaaro, dumarka ayeey arintani faa’iido ugu jirtaa.