Home » Fariimo Jaceyl » SMS LOVE: jacayl dhab ah maku haayaa, waligaase jacayl dartiis wadnaha ma ka oysay

SMS LOVE: jacayl dhab ah maku haayaa, waligaase jacayl dartiis wadnaha ma ka oysay

loveeee

* Ha u ogolaanin naftaada in ay aad ugu xanaaqdo qofka aad jeceshahay, sababtoo ah maalin maalmaha ka mid ah ayaad xanaaqaas kasoo laaban doontaa si weyna ugu xiisi doontaa jacaylkaaga xili uusan joogin agtaada.

* Hadii aad qof jeclaato, si deg deg ah jacaylkaaga ugu sheego inta aan la gaarin xili uusan waxba kuu qaban Karin oo xeero iyo fandhaal kala dheceen.

* Waxaan ahay jacaylkaaga, wadnaheygu adiga ayuu kuu dhaqdhaqaaqaa, ee mar kastaba aniga ila joog.

* Maalinti aad nolosheyda ku soo biirtay waxaan dareemay in aad tahay qof qaali igu ah, quruxdaada iyo qiimahaaga kaliya kuguma eegin ee waxaanba go’aansaday in aan aniga ku leeyahay ee waligaa ha iga fogaanin.

* Waxaa tahay qofkii ugu wanaagsanaa abide e qalbigeyga lasoo darsa, iyo qofkii ugu horeeyay oo aan si dhab ah u jeclaado, marnaba ha ii ogolaanin in aan ku waayo, qalbigaaga ayaa I leh.

* Ii balan qaad in aad maalin uun iga codsan doontid in aan ku guursado, sidoo kalena ii balan qaad hadii aan ku dhoho ma ku guursadaa in jawaabtaadu ay noqon doonto haa oo kaliya.

* Waxaad hoos fadhidaa geed har weyn oo ku yaallah qalbigeyga dhexdiisa, horaan, hada iyo hadhowba waan ku jeclahay.

 

Share on Facebook

Comments

10 Responses to SMS LOVE: jacayl dhab ah maku haayaa, waligaase jacayl dartiis wadnaha ma ka oysay

  1. hani 143 Reply

    April 19, 2013 at 9:11

    waaaaaaaw

  2. hani Reply

    April 19, 2013 at 9:11

    waaaaaaaaaaaw

  3. Yahye nuur abdi Reply

    February 21, 2013 at 9:11

    Aniga fikirkan wa mid si gar ah ii anfacayo alcaraibiya 100% thnks

  4. C.raxman Reply

    February 20, 2013 at 9:11

    Jecel waa laga weynyahay al carabia wxaa laga yaaba inaad qofaad addunka ujeceshahay aad weyso aadna hesho qof aadan walligaa ku haminin ok

  5. msgd Reply

    February 20, 2013 at 9:11

    ALCARABIYA waxaan talo ahaan dinku darsan lahaa halka aad hadal ka adeegsanaysaan inaad suugaan ahaan adeegsataan,hadeydaan samayn karin suugaantii horee soomali soo uruuriya………..
    takale anigu fariin ayaan idiin hayaaye xageen idiin soo mariyaa …fadlan jwb

  6. Siyaad Reply

    February 20, 2013 at 9:11

    Jacalka dhan maba aaminsani ani mida kale jacaylka iyo calafka yaa wayn, waxaa laga yaabaaa qof aadan calaf ku lahayn inaaad jacayl daran uqaaado, aadna calfan wayso marka jacayl waa laga waynyaha

  7. AL WADAN 1 Reply

    February 20, 2013 at 9:11

    Dowlo yaaqee wax fiican ayaad sameyseen al carabiya thnkz in badan

  8. Mohamed Abdulkadir Reply

    February 20, 2013 at 9:11

    waxaan aad ugu mahad celina bahda Alcarabiya oo runtii isku xilqaamay in ay bulshada usoo gubdiyaan waxyaabo loo baahan yahay bulshada in laga saxo in badan ayaan idiin mahad celinaa the best web in somaliya

  9. Mubarik Reply

    February 20, 2013 at 9:11

    Woooow waxaasa la yidhaahda sms love mansha allah ilahow al carabiya noga dhig hoyga aqoonta qoyska

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>