Home » Cayaaraha » Wenger-ka Xalay Musmaarkii Ugu Dambeeyay Lagu Dhuftay Naxashkiisa Oo Villa Iyo Valdes U Jilbo Jabsaday

Wenger-ka Xalay Musmaarkii Ugu Dambeeyay Lagu Dhuftay Naxashkiisa Oo Villa Iyo Valdes U Jilbo Jabsaday

valdes and villaJahwareerka Sanadkan heysta Arsenal waxaa loo arkaa inuu yahay la’aanta Ciyaaryahano ku filan oo waxtar leh Sidaa daraadeed Arsenal waxaa ay go’aan ku gaartay inaan sanadka dambe looga hormarin heshiiska Labada Xidig ee Mustaqbalka aan ku leheyn Barcelona David Villa iyo Victor Valdes.

Arsenal ayaa doonaysa iney furto wadahalada Goolhayahaye Victor Valdes iyo Weeraryahan David Villa .

Sida uu qoray El Economista Gunners ayaa u xeed xeedanaysa xidigaha Spain kuwaas oo laga heli karo Barce marka uu suuqa Furmo.

Arsenal ayaa diyaar u ah wada xaajoodka Xidigahan labada ah €25 million ayayna dul dhigaysaa Madaxooda.

Valdes iyo Villa ayaa ku qanacsan ka tagista Barcelona una daadagaya Nolasha taala England,mana sugi karaan Ilaa sanadkan uu ka dhamaado.

Markan Arsenal guudarada ayaa ka badatay lacag iney bixisana waa u diyaar.

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>