Home » Cayaaraha » Man City Oo Ku Riyooneysa Arjen Robben .

Man City Oo Ku Riyooneysa Arjen Robben .

robbenManchester City ayaa safka hore kasoo muuqatay si ay u hesho Maduqoowe lugta bidix dadka ku jahwareeriya ee Arjen Robben. iyadoo aysan aheynmarkii ugu horeysay oo ay soo damcaan .

Marka Suuqa kala iibsiga albaabada loo furo Man City ayaa kow ka ah kooxaha ku qamaaraya Arjen Robben oo xalay kooxdiisa ka caawiyay baaska lagu dhaliyay goolka Sadaxaad ee Arsenal laga dhaliyay.

Ciyaaryahankii hore ee Chelsea ayaa xiisaynaya inuu ku laabto England waana ay suura galaysaa maxaa yeelay Mancini ayaa raba kadib xidigihiisa u jooga uu ka aamin baxay sanadkan.

Arjen Robben ayaa boos joogto la’aan waxaa ay ka haysataa quwada Germany ee Munich oo soo uruursatay rag yar yar oo caaboon sidaa daraadeed waxaa uu ka faa’idaysanayaa xiisaha ay u qabto kooxda Sheekh Mansour.

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>