dabcan xiriirku waxaa hubaal ah in xiriirkiinu uu noqonayo mid waara oo aanan go’in hadaba waxaa lagaaga baahan yahay in aad tallaabooyin aad ku hiigsan karto aad raacdo , majiro hami ama wax larabo in la gaaro oo aanan loo raacin habab aad ku hanan karto .
xirriirka wacan ama daba dheerada ayaa yimaada kadib markii lahelo qaar kamid qaababkan, oo aad labadiinu kunoqonaysaan wadajir iyo nolol farxad leh oo waarta tobanaan sano.
Daacadnimada ayaa aas-aaska loobaahan yahay in xiriirku uu kunoolaado , taasi oo is rumeynta iyo is aaminaad u ah tiir ay cuskadaan labada lamaane.
Aqbalaad mawada noqon kartaan kuwa uusan qalad ka dhicin marka waa in aad aqashaan wax kasta oo dhaca .
Qalad kaaga sax oo ha dhihin waan saxan markasto , oo isku day in aad ahaato qaldaa wuu saxaa tani waxa ay iftiin u tahay xiriirkiina lamaane.
Wadahadlida waxa ay keentaa xalwaara oo aad ku kala aragti qaadataan haddii ay jirtay wax is af garad la’aan ama ku dhibaya tani waxa ay xoojinaysaa in xiriirku ahaado mid aan jabin weligiis.
Furfurnaansho kuu qaas ah sameey , waad is jeceshihiin adiga iyo gacalisadaada; hadaba ma aha kaliya in ad isaga/iyada ku tiirsanaato wax kasto , ogaw waxa aad u noqoneysaa qaab uu kugu daysado , waxa ayna hoos u dhigtaa muranka badan iyo kala aamusnaan .
Share on Facebook
hassans abdi galoos
February 21, 2013 at 9:11
asc waan idiin salamayaa all asxaabta oo dhan anigoo ah wiil somaliyeed
hassans abdi galoos
February 21, 2013 at 9:11
asc asxaabta all waan isdiin salaamayaa