Qarisayneysay Saaxibteeydii Rumaad ee an Ifka Ugu Jeclaa” Waxaa Sidaasi Ku Calaacalay Sulaymaan C/raxmaan, isaga oo Naftiisa Lasii Hadlayana Waxa uu yiri:-
Haa Waan ogahay Nafyhahey in Lagu Qayaamay, oo Qof aad Aamintay ay ku Qayaantay, Balse Waxaa Fiicnaan Lahayd In Dunida La Keeno Qalab Lagu Ogaanayo Qofka ku Jecel iyo Qofka Ku Neceb Si Hagardaamoyinka Aadanaha jacaeylka Beenta ah Wata looga Feejignaado.
Ma u Maleyneynin in aan Nasiib u Yeelaan Doono in Mar uun ay Isoo Mari Doonta Dabeysha Guuldarada aad Maanta I Baday, Laakin Waa ay Dhacday, aaway Lacagihii aan Ku Qasiray xiligaan is Shukaansaneyney Yartan Wadada Cidlada ah iiga Tagtay, Mise Dumarka Ninka Wax Baxiska Badan ma Jecla , yaab yaab Yaab!!!!!
Yaraanteydii ayaan Maqli Jiray Dumar Ku Sheekeysanya Ninkan Waan Jeclahay, Kana Waa Baac Jaanis Lacageed ayaan ku Heystaa, Midka Kalana Waa Doqon oo Waqtigaan Ku Dilaa, Yaab !!!!! .
Oo aniga Ma Waxaan Noqday Baacii Jaaniska Lacageed Lagu Heystay, Hadii aan Ogaan Lahaa In aysan I jecleen oo jaaniskaas uun igu Gaadeysay Lug Iyo Laba Ayaan Ka Gooyn Lahaa ilaa aan Sida Liinta u Muudsado Maxaa Yeelay Marka Liinta Lamuudsada oo uu Dheecaanka Ka Dhamaada Waa La tuuraa, ane Sidaas oo Kale Ayaan u Tuuri Lahaa iyada Laakin Waxaas oo Dhan Uma Jeedin oo Jaceylka ayaa Hogaanka ii Haayay.
Sidaasi Waxaa Ku Calaacalay Nin Laga Guursaday naag uu Jeclaa Isaga oo indhihiisa Shanta yihiina looga Tagay Wada Cidla ah, Lacagtiina Ma Hayo Iyadiina Dhaaftay ee alow Albaabadada Raxmada u Fur Ragga Mashhiixayaasha ah Ee Lacagtooda dumarka ay sida Dadban Uga Fara Marooqsadaan.
Lasoco Qormada Kaftan Jaceyl oo Qeybaheeda Kale Xiisa Gooni ah Leh
Xigasho : Hilinka.com
W.D:- Maxamed Xuseen Yuusuf (Xaaji Tahriib)
xaajitahriib@hotmail.com
Mob:- 27784293322
Port-Elizabeth South Africa
Nacas
March 28, 2013 at 9:11
Hahaha tasi aney isomartay lknse anna wxn u gestay naskeda bur bur lixda lixad la yadana lcgteydi wey guratay o ana ralli u ah waayo walashede kayari ayan u tagay u galmoday ayadana naskeda wu bur bur san yahay o nin kastana sicad ah bu u daremi kara in ay tahay habar laso masafestay kakakaka walashed walan wey xir xiran tahay o labada dulel ban u tagay oga galmoday knw nas meysan lahen o wa gabar dhuban o diilac gududan leh tan lcg iga jidaynah ayada aya nas i ah lasocoyasha bal iga warama bbc an qoray lambar afar bulatikniko garre sef ala aqan dugun dug and bye dhibaye
Faarax maxamed cabdullaahi
March 7, 2013 at 9:11
Xaqiiqdii maqaldana haweenka noocan udhaqma ee waxaa qaldan raga kalagaran weysan qofka daacada ah & daneystaha tankale jcylkaaga maxaa kuxiray hanti bixin hadaad wax walba usameyso dumarka wxyba kuu arkayaan nacas waxmagarte ah waxaa jira rag gacalisadoda kuraaca arinkanoo kale wxdse ogaataa iney kuudambeyndoonto calaacal & shalaay hadaan usoo laabto sxbkey haka xumaan tanoo kale ee kalagaro sax & qalad kadigtoonow wixii kusomaray waligaana qadari kanku jcl saad uheshid kaad jeceshahay kafogow dhuuniraaca ha,ahaado sxbkaa ama jcylkaaga hanoqon midka hadla jeebka ee ahow mid kahadla qalbiga maskaxda kafikir qalbigana go,aan kaqaado markaa ayaad ahaaneysaa mid hagaagsanaada by qalbi qanciye faaruu
maryama
March 4, 2013 at 9:11
xxxxxxxxxxxxxxxxx maskiin abbowe dhibmalahn qayaanada ey kugu sameysay eebe aa ka goy naayo adne badal qer qabo illh hagu kulansiiyo
Macmac
February 27, 2013 at 9:11
Ilike that very interesting joke
yaa salaam
February 21, 2013 at 9:11
y salaam aad ayaanuga helay qeybatan kaftanka jaceylka noo badiya