Home » Cayaaraha » Juventus Oo Dooneysa Xidig Ka Tirsan Kooxda Torino

Juventus Oo Dooneysa Xidig Ka Tirsan Kooxda Torino

torinoJuventus ayaa xiisanaysa in Dafaaca kooxda Torino Angelo Ogbonna ay ku garaacdo kooxaha Man City,United iyo kooxo kale oo Yurub oo ka dhisan.

Sayidil Cajuus ayaa dul dhigaysa €14 million Ninka Madow ee Angelo Ogbonna sidaas waxaa soo wariyay Goal.com.

Angelo Ogbonna ayaa bartilmaameed u noqday kooxo badan oo Yurub ka dhisan laakiin ilaa inta ka harsan xili ciyaareedkan ayuu kasii tirsanaan doonaa kooxdaas,wixii ka dambeeyana waa tagi doonaa.

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>