Home » Fariimo Jaceyl » SMS LOVE : Ma Ahi Qof Caan Ka Ah Dunidan Laakiin, Adiga Wadnahaaga Ayaan Ka Ahay Caan…

SMS LOVE : Ma Ahi Qof Caan Ka Ah Dunidan Laakiin, Adiga Wadnahaaga Ayaan Ka Ahay Caan…

sms loveWaxa aan kaa jeclahay xidigaha kuyaala cirka , waqti kastana oo isii dhaafayana aad ayaan kuu sii jeclaadaa waxaana in badan kaa jeclahay neefsahada aan qaato .

Noloshu waxa ay ku tiirsan tahay jaceylka , jaceylku waxa uu ku tiirsan yahay runta , runtu waxa ay ku tiirsan tahay qalbiga , qalbiguna adiga ayuu kugu tiirsan yahay .

Markasta uu wadnahaygu garaac sameeyo magacaaga ayuu ku dhawaaqaa markasta uu garaacmo ,. waxa uu doonayaa in uu kula hadlo markasta uu garaac sameeyo wadnahayga ,. waxa uu ii sawiraa in aan kuu dhawahay , markasta uu garaacmo ?. waxa uu I dareensiiyaa in aad sidookale adigana ilama mid tahay ; dhamaan garaacmida uu ?.wadnahayga ii sheego waa wada run.

Macaankasto waa ay fududahay in la iibsado , erayo macaan waa ay fudu dahay in ladhaho , laakiin dadka macaan sida adiga oo kale waa ay adagtahay in lahelo maa ay ii noqoto dhamaan noloshayda sida macaankaaga..

Share on Facebook

Comments

10 Responses to SMS LOVE : Ma Ahi Qof Caan Ka Ah Dunidan Laakiin, Adiga Wadnahaaga Ayaan Ka Ahay Caan…

  1. bashir barkhad Reply

    March 2, 2013 at 9:11

    waw the love is blind ,,,,,,mararka qarkood wa macaan

  2. De super champion boy Reply

    February 24, 2013 at 9:11

    Aad iyo aad an uga helay tnx Al-carabiya

  3. Mushtaaq maanka Reply

    February 24, 2013 at 9:11

    Waaaw aaad ayaaa u mahad santihiin alcarabiya aad ayaaan ugu helaaa smska

  4. Xanaawi Reply

    February 23, 2013 at 9:11

    mashaAllah this is so romantic

  5. xamdaaani Reply

    February 23, 2013 at 9:11

    Macaankasto waa ay fududahay in la
    iibsado , erayo macaan waa ay fudu
    dahay in ladhaho , laakiin dadka macaan
    sida adiga oo kale waa ay adagtahay in
    lahelo maa ay ii noqoto dhamaan
    noloshayda sida macaankaaga..

    Aniga intaan un baan ka helay

  6. A.A.H Reply

    February 23, 2013 at 9:11

    BAHDA AL.CARABIYA waxaan idinka codsanaynaa inaad ka inoo gudbisaan SMS:LOVE oo lamaanaha kale fog.. distance love.. thanks brothers

  7. ahmed Reply

    February 22, 2013 at 9:11

    asc cajiib waxaa ii qaaday qiiro jaceyl qaalidaa jaceylkaa oo aan ka helay fartiintaa ayey ila aheed jaceyl sidaa haka ahaado

  8. Mahada Reply

    February 22, 2013 at 9:11

    Haaa

  9. Mahada Reply

    February 22, 2013 at 9:11

    Benwa waxas

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>