Home » Arimaha Qoyska » Ma Dooneysa In Saaxibo Wanaagsan Sameysato ? Habkaan Raac

Ma Dooneysa In Saaxibo Wanaagsan Sameysato ? Habkaan Raac

somali girlsDadka qaar ayay ku dhib badantahay ama ay ku adagtahay in ay helaan saaxiibo ay fikrad wadaagaan , waxa ayna lakulmaan iyaga oo dadka kale ka takooran , iyadoo ay asxaabta kale ku shactareysato qofka aan lahayeyn saaxiib isaga oona kaligii iska fariisto.

Tani kaliya ma aha mid aan ka arimo qoys ahaan u soo qaadanay balse diinteena Islaamka ayay ku xusan tahay, Nabigeena Muxamed (NNKH) ayaa laga soo weriyay in Run la’aanta , Rumay la’aanta iyo Rafiiq la’aantu uusan Rabbi ku jecleyn qofka bini’aadamka ah .

Hadaba Alcarabiya ayaa kusiinaysa habab aad ku yeelan karto rafiiq aad is weydaarsataan arrin kasta

noqo qof furfuran ,oo ha xishoon wejigaagana hoos ha u foorarin bax oo dadka lakulan goobaha ay isugu tagaan , si aad u noqoto qof aan baqan .ahaw mid saaxiibada u furfuran adiga oo ka qeyb qaadanaya waxkasta oo ay sameynayaan sida haddii ay xaflad , dhacdooyinka ama meelaha ay bulshadu isugu timaado ogaw qaar kamid ah dadkani waxa ay noqon karaan saaxiibada wanaagsan ee mustaqbalka .

kuwanaaagsanow u hadlida sida wanaagsan , marka aad hadaleyso noqo mid sixiiso gooni ah u hadla sida adiga oo ka hadla wax dadka soo jiidanaya

kaliya ma aha in aad noqoto qof ku wacan hadalwanaag laakiin, sidoo kale waa in aad noqotaa qof dhageysi wacan , saaxiibada qaar ayaa si taxadar leh u dhageysta waxa uu qofka hadlaya sheegayo .

noqo mid caawinta ku wacan , inta badan saaxiibada runta ayaa halkaan ka bilowda ,kadib markii uu qof caawimid u baahan saacid, dhoolacadeyntu qeyb ayay katahay waxa ayna kuusoo jiidaa asxaab tiro badan .

Share on Facebook

Comments

2 Responses to Ma Dooneysa In Saaxibo Wanaagsan Sameysato ? Habkaan Raac

  1. lion Reply

    February 22, 2013 at 9:11

    hhhh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>