Home » Lifestyle » Ka Hor Kulanka Sariirta Ha Qaadan Cunooyinkaan Hadii Kale ….

Ka Hor Kulanka Sariirta Ha Qaadan Cunooyinkaan Hadii Kale ….

prtein food 1Cunooyinka qaar ayaa door ka qaata in ay wiiqaan habsami socodka shaqada sariirta , waxa aayna baarayaal u dhashay dalka Brazil sheegeen in ay jiraan cunooyin sara u qaada heerka wax qabad ee ciyaarta iyo kuwo hoos u dhiga waxa ayna alcarabiya haatan ku sheegeysaa cunooyinka wiiqa shaqada ee iska ilaali in aadan cunin ka hor ciyaarta .

1- Digirta Beebeesheeda noocyadeeda kala duwan : waxa ay ka kooban tahay Proteins nafaqo leh , waxa ayna leeyihiin in aysan wanaagsaneyn maxaa yeelay waa ay adag tahay in ay dheefshiidanto waxa ayna caloosha ku keeneysaa dibiryo , waxaana raga lagula talinayaa in aysan qaadan ka hor kulanka sariirta.

2- Wax yaabaha mac-macaanka : qof waliba waa uu jecel yahay macmacaanka gaar ahaan haweenka balse waxaa hubaal ah in mac macaanka ka kooban yihiin tamar aad u sareeysa waxa ayna buuxinayaan caloosha taasina habsami socodka ciyarta ayay wiiqeysaaa.

Broccoli  233-Broccoli : waxa ay uu ku jirtaa booska beebeesheeda waxa ayna ka kooban tahay boratin waxa ayna buuxineysaa caloosha taas oo wiiqeysa baashaalka macaan .

4- Hilibka nooca gaduudan : dufanta ku jirta ayaa adkeeyneysa dheefshiidka , waxa ayna caloosha ka dhigeysaa mid adag taasi oo diideysa in dhaq dhaqaaq badan uu sameeyo qofka.

Share on Facebook

Comments

13 Responses to Ka Hor Kulanka Sariirta Ha Qaadan Cunooyinkaan Hadii Kale ….

  1. Kkkk alcarabia wixina waa habeenka sariirka lagu balan san yhy yaa wax laga karin cml ee malay lee cuna alcarabia runtii aad iyo aad ayaan idanka faideysanay

  2. Mahamed awale Reply

    March 4, 2013 at 9:11

    Wxsa nolola akhyaareey hadii aad cunto aad iska badiso wxaha hubaala inaanad naagtaada aanad uraaxayn kareyn ee markaad ka go.do uun cun sxb hadaad tallo aad dooni

  3. Jamc cade Reply

    March 2, 2013 at 9:11

    K kk wa run gabdha away hawinkii ad rabtan ciyar cunuyinkan hakarinina. Ugoya

  4. M qalinle Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    K.k.k.kkkk
    sxbow
    maxa uyeshay runti wa cunada an uga jeclahay
    in an xaskeyga an qanciyana wan jeclhay?

  5. Hassan abdirahman Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    Barnamijkan aad ayuu ufiicanyahay like

  6. Raaxeeye 100/100 Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    Waa Runtaa Waa Qaadanaynaa Taladaas inkastoo Somaliya Laga Cuno Digirta laakiin Waxaan Ku Badalayaa Noockale si aan Xaaskeega uqanciyo

  7. Axmed dorka Reply

    February 24, 2013 at 9:11

    K,,k,k,k,k,k,k,k sxbow cunto nuc kasta dadka wad ka hor istagtene maxa laa cunaya cidaa ?

  8. dhabaga qaranka Reply

    February 24, 2013 at 9:11

    k k k k k waxa lobahanyahay gabar kamida gabdhaha kuxiran webkan oo ila tijabisa arintan webku shegayo

  9. Buuhoodle khaatumo state Reply

    February 24, 2013 at 9:11

    Kkkkk walaaah taaas waaar run qof dhergay ismaba qaaadi lkaro lkn alcarabiya noo soo qora kuwa sare u qaadana ama loo baaahan yahay in la cuno si wakhti badan loo ciyaaaro

  10. Bushra yarey Reply

    February 23, 2013 at 9:11

    Wa sax arinkani sababto ah qof calosha u buxdo ciyar ma sameyn karo duqa iyo duqda wey kala hanagi iyadi wa rabta isaguna ma kici karyo dagaal.com halkas

  11. king Reply

    February 23, 2013 at 9:11

    jini alcarabiya idinka ma tijaabiseen arintaan mise wa iska qorteeen kkk noo soo badiya maqaladaan

  12. abaha sariirta Reply

    February 23, 2013 at 9:11

    kkk alcarabiya runtiina waaye cunada ka dib dibiryo ayaa laga qaada si wacan loma ciyaaro karo

  13. oday wareeray Reply

    February 23, 2013 at 9:11

    boroccali alcarabiya somalo maxaa lagu dhahaa waa igu wareegeysaaaaaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>