Su`aashaan haween badan ayay maskaxdooda ku wareegeysa si ay u helaan nolol degan oo farxad leh , hadaba alcarabiya ayaa ku sheegeysa in gacantaada ay ku jirto in ninkaada saaxib ka dhigatid ee habkaan raac.
1- In aad dhageysato : inta badan dagaalada labada lamaane dhex marta ayaa waxaa sabab u ah is faham la`aanta , waxa ay alcarabiya ku talineysaa in haweeneyda ninkeeda si xor u hadlo adna u dhageysatid .
2- In aad waqti la qaadatid : in aad waqti la qaadatid aad ayay u farxad gilineysaa waxa uuna dareemayaa deganaasho iyo raaxo .
3- In aad ixtiraamto : saaxibtinimada labada lamaane ayaa ah mid ku dhisan is ixtiraam iyo qadarin .
4- Filashada wax yaabaha ninkaada doonayo : waxaa la gudboon haweeneyda in ay qibrad u lahaato wax yaabaha uu doonayo iyo wax yaabaha uu nacayo ninkaada , qof waliba ceeb ayuu leeyahay ee hadii ay jiraan si caqliyeysan ula tacaamul .
5- Sii Xoriyad ah : dhab ahaantii in saaxib ay noqdaan labada lamaane arin sahal ma aha kulamaa ninkaada aad siiso xoriyad waa sahal in aad kasbato saaxibtinamadiisa .
Share on Facebook
Indha Uroon
February 26, 2013 at 9:11
RAG GEED KIIS BAA HARAY WAXAAN LEE YAHAY NAAG WALIBA KAN AGJOOGA WAA IN AY KADHIGTAA WAX AAN WAXNA MAQLIN WAXNA ARAG AYADA MOO YAANE KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
lucky
February 25, 2013 at 9:11
aad ayaad umahad santihin sxbayaal
hussein
February 24, 2013 at 9:11
Waa Talo Wanaagsan Naagaha In Eey Ninka Ku Mashquuli Lahaay Ayagaa Isku Mashquulsan Waxaa Kale Eey Ku Mashquulsan Yihiin Waxaa TVga ka Socdo Musalsal iwm
ifraax xassan
February 24, 2013 at 9:11
waan idiin salamay alcarabiya wana ka helay dhacdada aan samayn lahaa
maasha allah oday farax anaa aqaano sidaan baan u samaynayaa insha allah wuuna ku nasanayaa guriga si uu ila qaato waqtigiisa inta badan
nani
February 23, 2013 at 9:11
Kkkkkkkkkkkkk nagtiida an u sheegaa aaana wasaa cml kkkkkk
oday wareeray
February 23, 2013 at 9:11
kkkk alcarabiya shekadaan xiiso malaha wax kale la imaaw
muno
February 23, 2013 at 9:11
odayga saan ayaan u sameyna si axaabtiisa iiga mashquulin
hani birimo
February 23, 2013 at 9:11
talo wanaagsan alcarabiya aad ayaan u mahadsan tihiin arimaha qoyska iyo jaceylka