Home » Lifestyle » Wax Yaabaha Wiiqa Rabitaanka Ciyaarta Sariirta Oo Laguu Hayo ! Waxaa Ugu Horeeya ….

Wax Yaabaha Wiiqa Rabitaanka Ciyaarta Sariirta Oo Laguu Hayo ! Waxaa Ugu Horeeya ….

galmo1Rabitaanka galmo ee ninka ayaa waxaa saameya dhowr arin oo keenaya in hoos u dhac uu ku yimaado taasi oo keeneysa in baahida dhankaas ay yaraato , waxa ayna alcarabiya haatan ku siineysaa dhowr arin oo u sabab ah arintaas.

Hurdo Yarida : Dhinacyo kala duwan ayay tani qofka ka saameysaa tusaale muuqaalka iyo caafimaadka , sidoo kale waxa ay saameyn ku yeelataa rabitaanka dhanka ciyaarta sariirta iyadoo raga aan hurdin ugu yaraan lix saacadood oo toos ah in hormone-ka loo yaqaan Testosterone uu %20 uu hoos dhacayo taas oo saameyn xun ku yeelaneysa rabitaanka galmo.

2- Wel-welka : waxaa lagu tiraaya sababaha ugu daran ee u hoos u dhiga baahida dhanka galmo si wada jir ah rag iyo dumarba .
3- Cayilka : saameyn dhanka nafsiyan ayuu ku leeyahay qofka cayilan taas micnaheedu waxa ay tahay iyadoo uusan ku.

kalsooneyn howshiisa galmo iyadoo uu is weydiinayo in qofka kale uu si wacan u qanciyay iyo in kale taasina dabacsanaan dhanka ciyaarta ayay keeneysaa oo saameyn ayay ku yeelaneysa rabitaanka galmo.

4-Qaadashada daawooyin badan : xariir ayaa ka dhaxeeya qaadashada dawooyin badan iyo daciifnimada dhanka galmo , iyadoo daawooyinka ugu daran ee arintaas keena yihiin nooca loo qaato dhiig karka .

5- Daal dhanka jirka ah : in qofka uu dareemo daal dhanka jirka ah oo aad u sareeya taasi baahida galmo ayay saameyneysaa iyadoo daalka badan uu hoos u dhigo hormone-da galmo ee ninka .

6- Kumbiyuutarada: baaritaano la sameeyay ayaa sheegaya in isticmaalka badan ee PC-ga uu hoos u dhigo heerka baahida galmada waxa ayna PC-da keenayaan in qofka uu la qabsado ayna ka weeciyaan dhanka rabitaanka ciyaarta , iyadoo dadka aadka u isticlaama PC-da aysan si wacan uga fakirin dhanka ciyaarta sariirta.

7- Sigaarka iyo wax yaabaha kale ee la xariira : sigaarka ayaa saameyn ku yeesha wadnaha iyo sanbabaha , waxa uuna keenaa in cariiri ku sameeyo halboolayaasha oo jirka ku soo shubi lahaa dhiiga waxaana lagu tirayaa sigaarka wax yaabaha keena awood yarida dhanka galmo , iyadoo hadii ay jiraan dad caba qamri in taas ay daran tahay oo labada aysan si dheel dheel ah ku gaari karin gariirka galmada.

8- Neero xanuunka ayaa iyana lagu tirayaa cadawga koowaad ee wiiqa ciyaarat sariirta , waxa uuna hoos u dhigaa heerka baahi ee galmada.

9- In ay jiraan caruur badan : baaritaan ayaa sheegaya in jiritaanka caruur badan in ay wiiqayaan in la helo baashaal macaan maadama yar tahay in la helo fursad iyo jawi munaasib ah oo la isku weeraro.

Alcarabiya.com Hoyga Arimaha Qoyska , Waa Muhiim Fikirkaada Ku Aadan Mowduucaan.

Share on Facebook

Comments

17 Responses to Wax Yaabaha Wiiqa Rabitaanka Ciyaarta Sariirta Oo Laguu Hayo ! Waxaa Ugu Horeeya ….

  1. Hodan Reply

    March 17, 2013 at 9:11

    Waxa habon nin ka iyo nag ta wa inu mid ba mid ka kale darema dal kisa bahi disa rag waxa jira ayago dalan hadana u bah da nag ta wa iney ka fakar ta rageda

  2. C/raxman cadde Reply

    March 7, 2013 at 9:11

    Asc dhaman sxbada alcarabiya after sxb yaal siil dhuuqada ma dambiyaa waa fahmi la’ahay mida kale ogow gawar siil ka dhuuqdo kuma ilaawayso jwbta ciwankan igu soo dira msge ahan waa nasricade_83 or samir-nasri42 gabdhaha kusoo darsada yaashooda maa muhiim thanks

  3. qaali xasan Reply

    March 4, 2013 at 9:11

    sxbyaal bahda alcarabiya waan idinsalaaamay asc xalma u heesiin siigada siloo joojiyo aan aheen soon iyo guur maxaa yeelay guurka mala awoodo soonkana mar walbo lamasoo mikaro

  4. Bushra Reply

    March 1, 2013 at 9:11

    Sorry dhuuqid iyo salaxid ma dhawtan gaara hah de dhawtanka fican jugta ama garacista ba qatar o waliba geed o xoog le lagugu sameyo mcn dheh

  5. Faroole Reply

    March 1, 2013 at 9:11

    Dhawtanka waxa ka fiican duuqida iyo salsalax badan 2 times is oky

  6. Mubarik Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    Thanks aad baa u mahdsantihiin intaa ka sii wada siina dadalaa si aa u qancisaan dhalinyarada wax walboo kala soo darsa xaga sariirta

  7. Axmed lucky De outlawz Nigga Boy Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    Alcarabiya waxan idin sheegayaa anigu 100% waad icaawiseen waayo xaliimooyinka aabahood ayaan noqday malinti aan websitekiina kusoo biiray ee thanks alot mida kale waxan idin dhihi lahaa websiteka kor usii qaada si dhalinta somaliyed ubartaan xeerka xaliiiiiiimooooooooooooyinka.thanks all and by

  8. Kadhow cali khan Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    Wax qasan aad tihiine anaga hana qasina na dhaafa ciyaar sariireed mooyee ciyaar kale mahaysiin miyaa alcarabiya dhalanyarada qarastooda yaan la kicinin ayagaaba iskaabulo nafta kagooyee

  9. Sharmaarke toopass Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    Kkkkkkkkkkk alcarabiya anagaad qarasta nagu kicineysaane naga dhaaf yaaqay

  10. Baaashi Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    Galmada badan raga jirkooda ayee dhintaa alcarabiya dhalinyarada maa dili rabtan utagida xaskaga waa inee aha taa md jadwal ah hadaa tiraah mar walba goroomada waa safanaa jan culus aa ka so garaayo

  11. Raaxeeye 100/100 Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    Dhamaaan Waxyaabaha Kale Waarin Laakiin Caruurto Ma Yareeso Cayaarta Sariirta Waayo Markasto Galmo Majirto ee Waa Markii Jaanis Loohelo Caruurtuna Waxay Leeyihii Wakhtigaar ah oo Lagu Ciyaariyo Dumarkuna Wakhtigaar ah oo lagu Baashaalo

  12. Maxamud Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    Waa sax hurdo la.an

  13. Bushra yarey Reply

    February 24, 2013 at 9:11

    Ha waa sax runti wana la arkaa

  14. cr7 Reply

    February 24, 2013 at 9:11

    waan u baahnaa arimaha galmada waana run waxaad sheegteen

  15. luul Reply

    February 24, 2013 at 9:11

    kkkkkkk alcarabiay wax wlaiba waa keneysa meeeee mee

  16. ahmed Reply

    February 24, 2013 at 9:11

    alcarabiyathnks noo soo qora wax yaabah rabitaanka xoojiya iyana plz plz

  17. muno love Reply

    February 24, 2013 at 9:11

    sax huradad yarida been ma ah waa wiiqeysa coz jirka dhan dareemaya daal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>