Jaceylku waa sida laastiiga oo ay labada lamaane kawada hayaan labada daraf hadii midkood siidaayana uu xanuujinayo ruuxa kale ,macaankaygoow ha iiga tagin jaceylka waxa uu igu reebanayaa xanuun ay adag tahay habka uu ku bogsanayo.
Waxa aan ahay qeyb kamid ah maqaar kaaga oo marna kaama go’o , waxa aan ahay maado kamid ah farxadaada , qaab waliba oo aad u muuqato .
Waxa aan ahay riyadaa jaceyl iyo xqiiqda dhabta ah ee dareenkaaga , waxa aan maqlaa qalbigaaga oo I dareemaya filayana sida uu uga taxadari lahaa maqaarkiisa maxaa yeelay aniga ayaa qeyb ka ah.
Goorta uu jaceylku ahayn waali , ma aha jaceyl ; waxa aan kaa dhigayaa mid aan iloobin xasuustana magacayga meelkasta oo aad joogtid .
Jaceylku waa waa dhaymanka ugu qaalisan adduunka qofkastana uusan haysan Karin , haddii aan adiga ku hela na majiro qof iga qaalisan dunidan.
Madaneeyo waxa ay dadku I dhahaan dhagna jalaq uma siiyo hadii aad niyadayda kujirto , malaha cid aan kuula mid dhigo maxaa yeelay waxaa dagtay qalbi gayga .
Share on Facebook
Baazi
February 24, 2013 at 9:11
Waaaw waxaas ayaa kaa jaceeyl ah hadiba ad kalmoyinkaas isku aadisan karin magaalada kajiifo waad ku mahada santihiiin alacarabiya
ahmed
February 24, 2013 at 9:11
dhabtii sms love aad ayuu ii dhawacay waxaa dareemi karo kaliya ruux jaceyl daran hayo alcarabiyo aqrishtaba talo ayaan idin weydiin maad igalaso talinesiin
luul
February 24, 2013 at 9:11
yaa salaam hadad ayaan diraa mid ka mid ah sms-yadaan soo badiya alcarabiya