Xidiga Brazil ee Real Mad Kaka ayaa sheegay in Markan la taaganyahay Xiligii Macalin Jose Mourinho uu isaga u baahnaa.
KAKA ayaa los Blancos u dhaliyay Todobaadkan goolkii lagu bar bareeeyay Deportivo La Coruna kan labaadna isaga ayaa caawiye ka ahaa 2-1 ayayna ku adkaadeen.
Isagoo lahadlayay Kaka Wargayska AS 30 Jirkan ayaa qeexay inuu hormariyay Ciyaarihiisi,wax walbana ay si wanaagsan u socdaan.
Ciyaaryahankii hore ee AC Milan ayaa daaha ka rogay in Jose Mourinho isaga uu u baahan yahay waxaana uu raja ka qabaa Guulaystihii hore ee Ballon d’Or inuu kasoo muuqdo Sami Finalka Copa Del Rey ee Barcelona ay la ciyaarayaan lugta labaad.
Share on Facebook
Lional-messi
February 25, 2013 at 9:11
The frst thanks after to nght we hve more than 10,0000 so we hppy to sport en i wn to hve fantastc goal thankr thanks thans my cmnt is 3-1 ok