Inta badan jaceylka ayaa ah mid siyaabo kala gedisan u haleela bini’aadamka , mana ah wax ku cusub qof soo maray waxa jaceylku yahay kaasi oo xasuus wacan ay u tahay qoraal keena maanta aanu kusoo qaadanayno.
Haddii aynu dib ugu laabano mowduuceena kor ku xusan nala wadaag hadaba ma isku aragtay astaamaha kan : adiga oo cabsi dareema qofka aad saaxiibka tihiin ama aadan diidi karin wax kasta uu kuusoo bandhigto .
Jawaabahaaga oo idil aad siinaysana ay yihiin kuwa maya oo dhan aysan kujirin ; waxa inta badan lagu micneeyaa tan jaceyl wanaagsan oo hadii aad isku aragto ha is oran maxaa iga qaldan oo saaxiib kan u qaatay maskax dayda oo idil.
Waxa ay inta badan Soomaalidu yiraahdaan aniga gacaliyahayga waa iga burji sareeyaa oo lamacno ah waa uu iga awood sareeya mana kadiidi karo wax waliba.
Astaamaha usii qaaska ah ayaa ah adiga oo baraf camal noqda gacmaha biyo ka da’aan , markasta oo aad doonayso in aad lahadasho iyo dareen kale oo kugu abuurma koley waa adiga oo xaaladii aad kusugnayd uu is bedel kuyimaado , tani ayaana ah mid iska caadi ah ; hana u fekerin si qaldan waa kaliya jaceyl awood xoog leh ku bilowday.
Share on Facebook
mustaf
April 7, 2013 at 9:11
waxaan rabaa gabar yaroo wanaagsan oo ah hadee yey san lahaanin qurux lkn waa in ay la xataa adab iyo dabeecad
mustaf
April 7, 2013 at 9:11
waxaan ahay guiur doon
Mohamed
February 25, 2013 at 9:11
Dhaam waxaan halkaan uga mahad celinaa yaa shaqaala ha wabka alcarabiya waxaan ka cod sanaa yaa in ey soo gubi yaan fariimo daadisa