Home » Arimaha Qoyska » Taleefanka Kama Dheeraatid Sooma Adiga Oo Sugaya Fariin Kaaga Timaada Gacaliyaaga? Hadaba..

Taleefanka Kama Dheeraatid Sooma Adiga Oo Sugaya Fariin Kaaga Timaada Gacaliyaaga? Hadaba..

somali girl are hotWaxaa laga yaaba in aad ka mid tahay haweenka aan ka dheeraan taleefanka ee sugaya fariin cusub oo gacaliyaheeda uga timaada , hadaba alcarabiya ayaa ku siineysa talooyin gacaliyahaaga ka dhigeysa mid ka soo jawaaba fariimahaada.

* U Ogalaaw In Uu Ku Sugo : arinkaan waxaa laga yaabaa in uu adag yahay , marka gacaliyahaaga fariin ku soo qoro si deg deg ah ha uga jawaabin , ugu yaraan 30 daqiiqo sug oo ka dib u jawaab.

* Ha Buun Buunin : Hadii uu kuu soo diro fariin kaliya u jawaab ha u dirin farimo badan , muhiimada waxa ay tahay in aad isaga ka yeeshid mid kula hadlaya .

* Arimo Kale Ihtimaamka Sii : Marka aad la hadleyso xabiibkaada waxaad sameeysataa qodobo aad kala hadleyso , haka yeelin in uu u maleeyo in kaliya isaga ka fikireyso oo danahaaga kale aad iloowday.

* Ha Dhigin Balan Been Ah : Wax qasbaya ma jiro in aad u sameneysid wax waliba oo uu kaa dalbado , taasi xal ma aha ogoow mana ka dhigeyso arintaas mid kuu soo jawaaba .

* Ha U Dirin Sawirkaada : ha u dirin fariin uu sawirkaada ku jiro maxaa yeelay saaxibadiisa ayuu tusayaa ogoow kaligiis kuma koobnaanayo sawirkaas mana ka soo jawaabayo inta badan fariimahaaga.

* Ha Weydiin Waxa Uu Deg Deg Uga Soo Jawaabeyn Fariimahaaga : tani ninka waa uu neceb yahay waxa ayna u muujineysaa in dhan waliba aad isaga kaga baahan tahay .

Ogaaw Qiimahaaga : waxaa muhiim ah in aad ogaato in aad leedahay qiimo aad u sareeya , gacaliyahaagana uu ku qasban yahay in uu ku dhageysto kuna farxad giliyo si uu u helo raali ahaanshaaga , ha isku dayin in aad baacsato oo aad cadaadis saarto.

Share on Facebook

Comments

11 Responses to Taleefanka Kama Dheeraatid Sooma Adiga Oo Sugaya Fariin Kaaga Timaada Gacaliyaaga? Hadaba..

  1. Arinkaa aniga wuu ilasaxanyahay waayo wali maanan arag nin sawir loosoo diray qariyay, example: aniga sxbadey hablaha eey lasocdaan sawirada eey usoo diraan waan arkaa hadiyogoor sido kale aniga sawirada eey isoo diraan hablaha eynu socot wadaaga nahay asxabteyda wey arkaan…

  2. cabdi Reply

    February 27, 2013 at 9:11

    Alcarabiya waxan idin ka codsanaa inaa siisan taalo ey heewen ka iyo niiman ka is ku baarakaaran wabka alcarabiya gudaheeda cml ok by alcrby

  3. C.qaadir qaaqaa Reply

    February 27, 2013 at 9:11

    Wan idin slmy dhan shaqlaha al carabiya farinta ad ayey muhim utahy lkn gbdhahawa nagu dirtena kkkkk ok suwax wngsan dhman wad slmantihn ok bye

  4. :-C:-|yääsiinka:'(:-| Reply

    February 26, 2013 at 9:11

    ALCARABIYA marka waad walateenee Guriga in aad dhistiin ayaa la.idinku yiqiinee iminka Guri dumis ayaad bilowdeenbee sawiro ha.udirinaa maxaa kawadiin mawaxaa jira Nin Naagtiisa xumanteeda Nimankakale tusaa is.aaminki Ninka iyo Nagta udhaheyay meeh ciyan ha ugu jawabina iyo yowne idin moodin in aad isilee kafikirto waxaad shegeysiin qof damiirleh ma.aqrikaro waane isku dir lamanayaasha is qaba iyo ku wa isla socda aad isku direysiin farintaan ALCARABIYA sooqortay qofta soo qortay qof caadifad heyso ayey ehet ee ma.ahan qof caadi ah oo dadka u faa iday isdhaheysay!!!!!

  5. Abdulqadir taagane Reply

    February 26, 2013 at 9:11

    Kkkkklkkkkk seeee cml alcarabiya wana rafaad sonosin se cml gabdhaha nagu diraysin kisto wax no reebta mxa xaasid nimadan

  6. Muhanad Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    Uff! Alcarapiya mar marbey dhoro noqotaa

  7. muniira Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    wwww adbd umahd santihiiin alcarabia waa maqaaal ad muhiim ugu ah gabdhaha thnkz mr labaad

  8. khaalid yare Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    ddhaman shaqalaha alcarabiya wa nisalamaya
    hada fikirkeka
    hada ka dhibto

  9. Gabar Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    waan ku raac sanahay in aan loo dirin sawirada waayo ragu boqol kiiba mid ama 0 ayaa kataxa dara sawirada mida kale maba fcn in aad u dirdit nin sawir kaaga waad mahad santihii alcarabia

  10. Axmed lucky De outlawz Nigga Boy Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    Haaa alataliya xalimooyin waa talo fican ala maxaa xalimociladishay

  11. msgd Reply

    February 25, 2013 at 9:11

    Waryaaad dee naga daaya reero ayaad duminaysaane…waa maxay sawir hadirina rag kaluu tusiye………madinkaa ragoo dhan arkay….markan waan kabaxayaa alcarabiya iyo warkeeda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>