Aroos la yaab leh ayaa ka dhacay dalka Zinbabwe iyadoo haweeney 61-sano jir ah uu guursaday wiil yar oo 8-sano jir ah , iyadoo arinta ugu sii yaabka badan ayaa ahaa iyadoo wiilka waalidkiisa ,ehelka ayeeyadaas iyo 5 wiil ay dhashay ay joogeena arooskaas oo joogeen 100 qof oo marti ah .
Adeerka wiilkaas arooska la yaabka ah galay oo 46-sano jir ah ayaa ka hadlay sababta uu arooska noocaan ah uu u dhacay.
“Awoowihiisa ayaa ka balamay in aroos loo dhigo iyadoo awoowahaas oo aysan u suura galin in aroos sameysto waxa uuna Helen u doortay in xaaskiisa noqoto ” sidaa waxaa sheegay adeerka wiilkaan .
Qoyska wiilka ayaa lagu waramayaa in bishii March ee sanadki hore geeyeen qarashaadka arooska, iyadoo tanina ay u sameeyeen fariintii uu awoowaha ka tegay, waxa uuna wiilkaasi sheegay in uusan aadeyn isikuulka maadaama islaan dhowr jeer dhali karta loo guuriyay .
Xigasho : http://www.standardmedia.co.ke/?articleID=2000078046&story_title=Kenya-Eight-year-old-boy-marries-61-year-old-woman
Share on Facebook
abdi jabar mohamed
March 15, 2013 at 9:11
walee waa yaaaaaaaaaaaaaaaaab cimrigaga oo dheeradaa geel dhalayna wuu kutusi aduun yadu yaaab badanaaaaaaaaaa
Salah
March 6, 2013 at 9:11
Marka hore sln.aroskaso kale wa wax jira ani ahantey hadan arko dayn mayo.qofki i arka 70jir ha ila so xaririyo
CANAB
March 5, 2013 at 9:11
Alla habarta cambar weynaaa wilkana gus yara se lisku fahma he wa layabe kkk
CANAB
March 5, 2013 at 9:11
Alla maxey kacsi haya habartas lkn wa nag weyn silkeda wo weyn yahay cunugana guskisa wo yaryahay se isku fahmi donan ama gacanta ayo ka gelina wa layab kk
mm group
March 4, 2013 at 9:11
it is strenge
Jamc cade
March 4, 2013 at 9:11
K k k k wa layaab wale nagi gus kama dharagto maxa ku kalifay iyado da,adas jogto aroos looz
MUCASHAQ
February 28, 2013 at 9:11
WAY KORSAN DOONATAA IN BADAN WALE KASAA NASIIB LEH LKN WAXAA ILA YAB AH MAYSAGAA YAQAANABA HABKA LOO BAASHAALIYO HAWEENKA KKKKKKKKK
10XXXXXXXXXXXXXXXX
Muna
February 28, 2013 at 9:11
8 jir shahwo malahan wax uu wax ku dhabo malahan
Khadar cabdi
February 28, 2013 at 9:11
A s c shabakada alcarabiya salaan kadi Walee waa yaab!!!? K k k k k k k hayay hay aadunyada nin noolow maxaa aragti kuulaban walayaab sheekadani wiil yar oo 8jir ah +yo islaanta 60dhex martay
Malyuun
February 26, 2013 at 9:11
K.k.k. Alcarabiya wan idin salamay iyo wariyasha alcarabiya salan Arooskan waa aroos taariikhi ah k.k.k. 8jir isi maxaa wado Gulelka hayo maxow yahay maba garinee lkn 8jirkaa wax lalayabo ma.ahan wayo walidintiis ayaa kuqasbaa sida lagafahmikaro farinta lkn 61jir oo Afriko kunoo kulelka hayo oo ay utukubee oo wax uradee waa maxay!!!! Ismahan Abayo dadka haku mashqulin yaasiin fikirkisa ayow kahadlay Adi kaadalee kahadal kiisane hakahadlin hadow 6jirqabyo iyo hadow 60jir qabyo Adi maxaa kaaquseeyo!!!
Ismahaan
February 26, 2013 at 9:11
K k k k k k k k k waa aroos layaableh marka hore wan idin wada salaamay alcarabiya iyo akhristayaasha Gaar ahan waxankasalaamaa akhristayaasha wiilka ladhaho yaasiinka yaasiin wan ku salaamay salan kadib hal su.aal ayan ku weydiiyaa yaasiin Adi 6jir maad qabtaa mase 60jir maxaane 6jir iyo 60jir ku aragtay hablahakale maxaa ku aragtay maxey qabaan mase in ay inta maseeraan kugubaan ayaa kabaqee
:-*yääsíinka:-C:B-)
February 26, 2013 at 9:11
ALCARABIYA IYO AKHRISTAYASHA A.S.C. Salan kadib Aniga waxan qabaa in uu wiil kaas Aroos fiican uugalyay waayo horay ayaa loo dhahay NAAG 6JIR ANBE 60JIR KUGUURSO Naagta Anbe aad hakaaga yaraato sidaa u tarbiyeyso Adi Anbe aad hakaaga weynaato si.ay kuu tarbiyeyso Adi
Zaki abdi
February 26, 2013 at 9:11
Wale wa layab nagta sidey ola bashali donta inanka
ilen walayab
ala inanka waxa lokorin dona sidi ilmo ay dhashay okale
Love
February 26, 2013 at 9:11
Kkkkkkkk Ala nikii noolaw maxaa aragti kuulaaban