Home » Arimaha Qoyska » SMS LOVE: Wicitaankaaga Ayaa Ii Fiican In Uu Iga Kiciyo Halka Uu Alarm-ka Igu Qeylin Lahaa

SMS LOVE: Wicitaankaaga Ayaa Ii Fiican In Uu Iga Kiciyo Halka Uu Alarm-ka Igu Qeylin Lahaa

hot somali womenSubax waliba waxa ay iigu bilaabataa qurux iyadoo ay ii sii raacsan tahay dhawaqaada macaan ee iiga imanayay wicitaanka telefoonka .

Waana mid iigu wanaagsan ee aan kaga dugaashado garbahayga dhaxanta ku dhacaysay ee iiga imaanaysay banaanka hore waxa ayna ii tahay difaac .

Teeda kale codkaaaga macaan ee isoo toosiyay sitayna qosolka iyo dhoola cadeynta waa midka labaad ee iigu wanaagsan ee aan arko subaxdii markasta oo aan garbahayga isku dhajiyo .

Kadib marki aan kula wadaago arinta kale ee cajiibka ii ah ee “waa ku jeclahay” teleefonka markasta waxa ay iga dhigtaa ruux dhoolacadaynaya telkana aad ayaa u celiyaa maxaa yeelay waxaa igu socda hadalkii iigu macaanaa.

Tan labaad ee fiican waa eegmada indhahaaga ee ay lasocdaan erayada , si qoto dheerna aan u awoodo in aan ku dhunkado iyo kala qaadashada qabowga iyo qandaca wacan ee ka imaanaya jirkeena.

Waxa aad tahay qofka kaliya ee iigu sokeeyo adduunka oo dhan mana jiro qof ii labeyn karo , waxa aadna ku taalaa meesha uu wadnahu kabilowda mana ka go’did waana halka aan kaa dareemo . kol kasto oo aad iga dheer tahay waad ii dhawdahay.

Halka kaliya ee aan indhahayga ku xiri karo , kana maqli karo codkaaga , dhagaysankaro qosolkaaga iyo dareenka “ waa ku jeclahay”; fadlan joogtee wicitaankayga aroortii , mana jiro mid ka fiican wicitaankaaga oo waa ay ka wanaagsantahay in alarm- ka saacada igu qeyliyo , mana jirto in aan adiga qof aan ahayn kubilaabo howl maalmeedkayga maalinimo .

Waad Mahadsan Tahay Qalbikeyga.

 

Share on Facebook

Comments

21 Responses to SMS LOVE: Wicitaankaaga Ayaa Ii Fiican In Uu Iga Kiciyo Halka Uu Alarm-ka Igu Qeylin Lahaa

  1. Waaaaah waaaaah waxaasaa sms lagaaa yiraahdaa.

  2. mohamed abdi Reply

    April 1, 2013 at 9:11

    Waaaaah waaaah waxaasaa sms lagaayiraa

  3. abdi fataah Reply

    March 4, 2013 at 9:11

    Axsan sheko thanks alcarabiya

  4. jidhaan Reply

    March 4, 2013 at 9:11

    Alcarbiya mash alah arimaha bulshada markad ka hdaleysan aad iyo aad ugu hela gaar arimaha love qoftan dhaheyso nin raadis ayan ahay nin wa lo heli hadey iyada diyar thy sahro ayan ka hadala he qoftas ha leygu xero aniga u kulul alcarabiy.com emall kor ayan ku so ca yimay he alcarbiya.com wad ku mahadsan tihin ka hdal arimhan o kale

  5. Jamc cade Reply

    March 4, 2013 at 9:11

    Wa salamantihin dhaman bahwaynta al carabiya iyo akhristayasha salan ka dhib wan la dhacy farinta qatar .com waye

  6. Xasan Reply

    March 2, 2013 at 9:11

    Asc dhaman waxan jacelahay gabdhaha suna gutka ah e waxan ahay wiil jira 23sana e waxan raba gabar an gursada o mustakhbal an yelana o an raxa nockasta ah an wada sameena fatlan ila so xarira gabadhi u bahan gur wacan o raxa macan ah igalasoxariira +256774470270 ama ciwanka nimbuzka ah morgan~yare

  7. Xasan Reply

    March 2, 2013 at 9:11

    Asc dhaman waxan jacelahay gabdhaha suna gutka ah e waxan ahay wiil jira 23sana e waxan raba gabar an gursada o mustakhbal an yelana o an raxa nockasta ah an wada sameena fatlan ila so xarira gabadhi u bahan gur wacan o raxa macan ah igalasoxariira +256774470270 ama ciwanka nimbuzka ah morgan ~yare

  8. Gaal'jecelow Reply

    March 1, 2013 at 9:11

    Naag aan waso tii iigu horeesay waxay ahayd majeerteen tan 2 wa isaaq 3 wa xawaadle 4 wa shiiqaal 5 wa murusade 6 wa sacad 7 wa abgaal 8 wa jareer 9 wa leesaan 10 wa reer xamar dhabar weyne

  9. Bade Reply

    March 1, 2013 at 9:11

    dhamaantiin waad salaaman tihiin, sms ku waa mid ku fcn laba qal oo daacad isu ah mana ahan inaad qofkasta ku tiraahdo. FGR: KU sahra marka aad leedahay wxn doonaya nin ma gaaladad ka weyday intaad ka raadinayso webka dhexdiisa, waxaa jira wxa yabo laga xishoodo

  10. grazie mall Reply

    February 28, 2013 at 9:11

    yaa salaam waa la yaabay

  11. sahra Reply

    February 27, 2013 at 9:11

    wad mahadsantihin alcarabiya
    aniga waxan ahay nin radis wiilasha soo maliyeed sida lacosda

    • king sadri xaaji Reply

      February 28, 2013 at 9:11

      Asc waxaan salaamayaa dhamaan bahwaynta dhalinta alcarabiya sln kadib
      Aad ayaad ayaad umahadsantahay sisiter lkn walal wicitaanka telka waxaa
      Igala haboon fool to fool waayo ruuxa markaad ishorjoogtaan runtaad
      Iskugu baaqaysaan lkn markaad kala maqantihiiin khiyaali
      Ayaa ubadan sheekada eee telefoonka badan iska ilaaliya dhalintaay
      Mahadsanidin

  12. Salah Reply

    February 27, 2013 at 9:11

    Marka hore salan alcarb mida kale wat ku mahadsantihin qoralada jacaylka ad samesan.bye

  13. Ismahaan Reply

    February 26, 2013 at 9:11

    ALCARABIYA iyo AKHRISTAYAASHA wan idin wada salaamay salan kadib ALCARABIYA wad mahadsantihiin Sida aad Arimaha bulshada uguhadashiin okey ALCARABIYA waxan idinweydiyaa in tay ku danbeysan shekadii aad naga balan qaadeen oo ehet KAFTAN JACEEL halqeblee ayaad kasodeyseen Habin iyo malin wan idinkadhowrowheynaa mana sowadiinee dib mad udhigteen mase

  14. c.fataax cadde Reply

    February 26, 2013 at 9:11

    aqyaar ta aniga ayaan ta qoooq an la I’ll daaranahay ee maxan saamen kara isoo radiya naagey nag ma tahay oo rabto nin caar wen leh ilaa in taas cml . ….

  15. liban Reply

    February 26, 2013 at 9:11

    masha allah waaa fariin daren waxan daremi karo qof jecel marka alcarab waxan leyahay noso badiya farimah xanbarsan darenka jacelka waaa mahadsantihiin

  16. nani Reply

    February 26, 2013 at 9:11

    Abyo mcnto muno ku soo dhawaw guusween oo mcn ku ah wlhi daawada ilaa siil ka an is ku furaa cml

  17. muno love Reply

    February 26, 2013 at 9:11

    marka aad saas u soo giliseen waan sii dirsaday thnks alcarabiya.

  18. muno love Reply

    February 26, 2013 at 9:11

    marka aad saas u soo giliseen waan sii dirsaday thnks alcarabiya

  19. king Reply

    February 26, 2013 at 9:11

    ya salaam waxaan laga dhahaa fariiin

  20. nani Reply

    February 26, 2013 at 9:11

    Kkkkkkkkkkkkkkk lll kkkkk kkk kk caadimaha mureey fack

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>