Daacadnimada waa lacag helisteeda adag tahay sida ay inta badan tilmaamaan haweenka , si aad u hesho daacadnimada ninkaada /naagtaada alcarabiya ayaa ku siineysa talooyin muhiim ah oo ku aadan arintaas .
Ixtiraam : waa tilmaamaha ugu weyn ee xoojiya kalsoonida labada lamaane , iyadoo hadii uu ninka dareemo arintaas waxa uu sameeyaa fal celis aad u wanaagsan oo aad ku heleyso daacadnimadiisa.
U muuji in aad adiga wax waliba u tahay , walaal , xaas, hooyo iyo xabiibtiisa hadaad sidaas u muujiso indhihiisa adiga mooyee meel kale kuma fiirinayo.
Qadari wax waliba oo uu dantaada u sameynayo : Waxa uu ninka uu dareemaa niyad jab marka uu arko dhamaan dadalaadiisa uu u sameynayo adiga iyo caruurta aysan helin wax qadarin ah , ku tix gili wax waliba xitaa hadii ay yar yihiin waayo waxa uu doonayaa farxad gilintaada.
Dhageyso : ogoow iska dhaga tirka sheekada ninka waxa ay keeneysa in dabacsanaan ay ku timaado xariirkiina qoyska ee gabaryaheey ka dhig ninkaada in wax waliba kaaga muhiimsan yahay /kaaga muhiimsan tahay .
U Noqo Saaxibad : waxaa gabaryaheey xaaska ah lagula talinayaa in aad ninkaada siiso xoogaa xoriyad ah si uu u awoodo in uu soo tufo waxa laabtiisa ku jira kagaana dhigto saxibad oo ku taageer fikradihiisa.
Wax Bacrimin: mararka qaar waxaa laga yaabaa in ninka uu wax ku yiraahdo taas oo keeneysa dhibaato is faham la `aan ah ee gabaryaheey ha isku dayin in aad warkiisa wax kala dhex baxdo oo aad ka bacrimisato ee weydii si saraaxad ah waxa uu ula jeedo .
Waa Muhiim Fikirkaada ku aadan mowduucaan , Alcarabiya hoyga arimaha qoyska .
Share on Facebook
Xeraale boy
3- March- 2013 at 9:11
Hawiye futo madow siil qurun madhaqato ninkii naag kaa dhigtaa dhib qaba
cabdalla
27- February- 2013 at 9:11
Haaa Waa walal cabdi waan kugu raac sanahay plz alcarabiya wabka u baadala wab lis ku baaran kaaro walal yaal by
cabdi
27- February- 2013 at 9:11
Asc wlalyaal dhaaman inti ah islaam waan idin saalamay wlalyal alcarabiya waxa inoo sogud bisaan sheekoyin ey is ku baarakaran wiila sha somaliyeed iyo gebdhahaa somaliyeed cml
Karaaji xaaji
27- February- 2013 at 9:11
Asc walal wa shego cajib ah lkn wa su ashe yaku dhaqmayo