Home » Entertainment » Hurdi Yari Ma Ka Sheeganeysa Oo Ma Dooneysa In Aad Hesho Hurdo Degan ? Waxaad Qaadataa.

Hurdi Yari Ma Ka Sheeganeysa Oo Ma Dooneysa In Aad Hesho Hurdo Degan ? Waxaad Qaadataa.

muno loveWaxa jira cunooyin qofka u diida marka uu qaato in uu helo hurdo wacan mararka qaar hadaba alcarabiya ayaa ku siineysa qaar ka mid ah cunooyinka ugu wanaagsan ee laga helo hurdada degan .

Haddii aad ka sheeganeysay hurdo yari iyo in hilitaankeeda dhib kugu tahay ha wel welin xal ayaan ku haynaa ee si wacan u qaado .

1- Mooska : Mooska waxaa ku jiraa maadooyinka ah Potassium iyo Magnesium kuwaasi oo ka shaqeeya xoojinta iyo caafimaad qabka murqaha jirka sidoo kale mooska waxa uu kaa saacidayaa helista hurdo degan hadaad cashada u qaadatid.

2- Caanaha : Caanaha ayaa jirka dareensiisa raaxo waxaadna daremeeysa gamaayo marka aad dhowr koob oo caano qaboow qaadatid , waxa ayna caanaha ka kooban yihiin maadaama calcium -ka oo aad ugu fiican lafaha kaasi oo sidoo kale ka shaqeeya yareynta wel welka jirkana raaxo dareensiinaya.

3- Looska: Looska ayaa lagu tirayaa wax yaabaha nasiinada siiya jirka sidoo kalana helista hurdada ayuu ka qeyb qaataa waxa ku jiraa maadada Magnesium.

4- Sareenta : cunada ka kooban maadada Carbohydrate-ka waxa laga helaa tamar ka hor inta qofka gamaayo dareemin

Share on Facebook

Comments

6 Responses to Hurdi Yari Ma Ka Sheeganeysa Oo Ma Dooneysa In Aad Hesho Hurdo Degan ? Waxaad Qaadataa.

  1. Asc waad ku mahadsantihiin talada aad nasiiseen wxaanan idinku dardaarayaa inaad wax wanaagsan ka shaqaysaan waxii xuna aynu umada ka ilaalino si aynaan inagu dhalinyarteena rag iyo hablabo xumaan ugu hor seedin gabdhahan fadlan aynu ka ilaalino melahan aynu ku soo sharaxayno

  2. gurmad yare Reply

    March 18, 2013 at 9:11

    Asc waad ku mahadsantihiin talada aad nasiiseen

  3. sahra Reply

    March 18, 2013 at 9:11

    waad ku mahadsan tahiin wax yaalaha wanagsan ee aad qabadaan

  4. Iskaabulo Reply

    March 12, 2013 at 9:11

    Kkkk sxb taas ayaa laga hilmaa may

  5. Abukar Cali Nuur (Adeerow) Reply

    March 4, 2013 at 9:11

    Caawa waxaan tijaabiyay 4ta qodob ee aad ku tilmaanteen in lagu heli karo hurdo deggan,anigoo ilaa hal toddobaad si xidhiidh ah u fulin doona, natiijada kasoo baxdana waan idiin soo gudbin doonaa.

    Abuukar Adeerow

  6. Farmaajo Reply

    March 3, 2013 at 9:11

    Nin iyo naag hadii ay isku tagaan oo ay biyo baxaan min3 jeer hurdo macaan waa diyaar

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>