Home » Fariimo Jaceyl » Fariin Calaacal Ah : Jaceylka Kugu Soo Mara Kala Fogaanshaha Waa Kan Ugu Qalbiga Fiican Maxaa Yeelay…

Fariin Calaacal Ah : Jaceylka Kugu Soo Mara Kala Fogaanshaha Waa Kan Ugu Qalbiga Fiican Maxaa Yeelay…

sms love 24Waa dareemaa maqnaashiyahaaga xili kasto laakiin waanku dareemaa sababtoo ah waxa aad ku dhawdahay qalbigayaga

Waxa aan jooga halkan adigana halkaa , waxa ay qalbigayga ku tahay dhaawac balse waxa aan usoo jarayaa kumanaan Miles si aan kuula joogo qalbigayga ayaa tahay illeen .

Sida aad u fogtahay waa waxa kaliya ee iigu adag ee aan sameeyo ee goormee kulanaa, waxa uu mar waliba I weydiiya jirkayga su’aalo aanan ka jawaabi Karin ee ii soo dhawaaw oo marna ha iga dheeraanin.

Markasto oo aan murugaysanahay , indhahayga ayaan isku daboolaa kadibna adiga ayaa ku dareemaa in aad dhinacayga joogto aniga I ahaaw maanta , berito iyo weligaa, waa ay gudbayaan maalmahan lakala duruqsanyahay , hadii aanan ku arkin kulana kulmin weli aad ayaan kuusii jeclahay mana kaa bixin karo maskaxdayda.

Waxa aad tahay garaaca qalbigayga , dhawaaqa qosolkayga ,ilinta indhahayga hadaba waxaa tahay gud ahaan noloshayda
Markasto oo ku waayo ma aha in aan kaadaba soo duulo illeen waan ogahay halka aad joogto waxa aan buur dheer u fuulaa si aan kuugu jeedi lahaaa waxaana badweynta u jaraa sidii aan habkuu siin lahaa.

Share on Facebook

Comments

5 Responses to Fariin Calaacal Ah : Jaceylka Kugu Soo Mara Kala Fogaanshaha Waa Kan Ugu Qalbiga Fiican Maxaa Yeelay…

  1. hanad Reply

    March 6, 2013 at 9:11

    jacaylka sidiisaba waa qofka ku beerma qof kale mise niyadiisa ku fariista marna runna jaclka dhab ma noqdo marna dhab ayuu noqdaa waa kee dhabta uu noqonayaa waa keeneh dhab uu san noqonaynin sidee buu lagu kala garanayaaa waa su aalee goormuuna yimaadaaa? aloow jacayl hana qaadsiinin? jacalka waxaa wanaagsan markuu yahay dhax dhaxaad haduu ka sii gudba bohol buu kugu ridayaa aana ka soo kabsan karin aloow na ilaali?

  2. Siyaad Reply

    March 5, 2013 at 9:11

    Caaadi maahan waad ku mahadsantaha sxb

  3. maxamed ali abdi Reply

    March 4, 2013 at 9:11

    masha alha waa kalmaado fican oo dareen soo
    jiidhaso waxan leyahay haka ka si waad
    dadalkaga ad ugu jiiro dhinaca jcylka anguna
    waan ku garab istaygayna thankz wllo

  4. Dayax xasan Reply

    March 4, 2013 at 9:11

    War waxan waxba maha ee wax macno leh so qora

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>