Home » Fariimo Jaceyl » Fariin Jaceyl Oo Murago Ah : Waxa Aad Igu Reebtay Qoraal Ay Dadka Oo Dhan Aqrin Karin Anigana Aan La Taaho Mar Kasta Oo ….

Fariin Jaceyl Oo Murago Ah : Waxa Aad Igu Reebtay Qoraal Ay Dadka Oo Dhan Aqrin Karin Anigana Aan La Taaho Mar Kasta Oo ….

438Alla ma sidaan ayaa la isku galaa waxa aad qalbigayga kaga tagtay erayo iyo xasuus aanan ka go’aynin ilaa aan dhinto maxaa yeelay ilbiriqsi kasta waan lataahaa adigana waa aad iiga gaabsatay ugu danbayntiina waa iiga dhuumatay waxa aad i baday kalinimo cabsi aysana jirin cid aan ka weheshado.

Waxa aad iiga tagtay meel banaan , qalbigayga ayaad kala jebisay waxa aan seegay hurdadi cuntadi iyo maskaxdayda oo ahayd tan kaliya ee aan kushaqeysto , Alla Jaceylku xanuun badanaa !!!

Sida aan qabo majiro cudur ka xanuun badan jaceylka mana jiro dhaqtar daaweynteeda heli karo adiga ma ahee , niyadu adiga ayay ku heybisaa markasto oo aad hal eray tiraahdana waxa ay u degtaa sida barafka oo kale.

Kolka uu kusoo maraba wuu kusoo marayaa waa aadna ogaan doontaa xanuunkiisa waxaana isugu kaa darmi doono kii aan kuu qaaday iyo midkale oo aad ku guul dareysato, majaceyl ayaad wax ka taqaanaa waxa aad ahayd qayaanoo loow ,laakiin xasuuso waqtigaaga ayaa isna iman doona xaaax xaaaxxah xanuun badanaa kalgaceyl la gaaga dhuuntay.

Share on Facebook

Comments

One Response to Fariin Jaceyl Oo Murago Ah : Waxa Aad Igu Reebtay Qoraal Ay Dadka Oo Dhan Aqrin Karin Anigana Aan La Taaho Mar Kasta Oo ….

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>