Home » Arimaha Qoyska » Dhuunta Lagu Qabay , Waxaan Oo Dhan Skype Ayaa U Sabab Ah ! Hadaad Qalbi Jilicsan Tahay Ha Aqrin.

Dhuunta Lagu Qabay , Waxaan Oo Dhan Skype Ayaa U Sabab Ah ! Hadaad Qalbi Jilicsan Tahay Ha Aqrin.

facebookWiil ayaan iska baranay barta facebook wiilkaas waxaan wada soconay mudo 3 bilood ah halkaasoo aniga aan ku aaminay isna dhahay waa wiilki noloshada kafayn lahaa waxkasta oo kaa dhimana kula qaybsan lahaa, kadib xidhiidhkeena markuu sii socday in mudo ah waxuu igula taliyey inaan imaado skype oo aan skype samaysto aanan hore u lahayn.

kadib wuu iga caawiyey sidaan skype usamaysan lahaa, kadib wiilkii ayaamo markaan skype video call galaynay ayaamihii dambe wuxuu soo dalacay inuu bilaabo siduu igala raaxaysan lahaa skype, anigana arintaas waan ka diiday maalinba sida uu u lahaa, marada sare iska dhig banaanka wuxuu rabay ayuu iga helay.

Aniga isaga waan aaminsanaa oo waxaan islahaa qofkani haddii aad waxkasta tusto dhib makuu keenayso balse waxaa iga raacay ceebtii aduunka markuu habeen habeenada kamid ah uu iga duubay filim runtii aanan qurux badneen, oo aniga oo maryo wadan uu iga qaaday, kadib wiilkii markuu intaas igu sameeyey aniga ma ogayn waqtiga waxaas uu duubayo.

Habeenkii dambe ayuu idhahay skype imoow anigana waxaan ku idhi caawa waa mashqulsanahay xabibi ee haben dambe inooga dhig, kadib wuxuu igu dhahay haddii aadan si dhaqso ah u imaan waxaad ka naxdo ayaa arkaysaa, aniga waan yaaabay maxa ka si ah ayaan ku dhahay, kadib daqiiqadiiba wxuu soo saaray profilekiisa sawir aanan asturneen.

intaan naxay ayaan ku dhahy aboowe ma i qiyaamaynaysay intaasoo bari waxa igu lahayd, aboowe sidan miyaad ii galaysay, kadib wuxuu igu jawabay calaacalka iska dhaaf ee skype imoow, skype markasan si dagdag ah kusoo galay, runtii wax kasta waan ku dhahay wiilkaas waa uu diiday inuu sawirantayda delete gareeyo xitaa waan u sheegay lacag inaan siiyo balse wuxuu igu han jabay haben kasta haddii aadan skype iga raxayn waxaga dibada ayaan dhigayaa.

Runtii wax aan sameeyo ma garanayn markaas anigana waxaan ku idhi waxaa doonto sameey sidii ayaana kaga baxay balse waa ceeb banaanka iga taaala oo si aan sameeyo mgaranyo, waxaan kula talinayaa gabdhaha soomaliyeed inay waxaas iska ilaaliyaan oo ceebta u keenaya sida aniga igu dhacday oo kale.

Maxaan Sameyaa si sawiradaas uusan suuqa galin qaabke ula tacaamulaa fadlan ha iga xasdin taladaada in ay igu hagtowado wanaagsan ayaa laga yaabaa thnks dhamaan aqristayaasha alcarabiya.com

Share on Facebook

Comments

55 Responses to Dhuunta Lagu Qabay , Waxaan Oo Dhan Skype Ayaa U Sabab Ah ! Hadaad Qalbi Jilicsan Tahay Ha Aqrin.

  1. Numcaan Reply

    April 20, 2013 at 9:11

    Xamdi kadiye walaahi waa qiso cajiib ah,waana waxyalaha dhaxlo fusqiga xaaranta waayo lax walba shilkey is dhigto ayaa laga qalaa,waxad fudeed aad ku gasho dhibkeda ayey leedahay isticmalka skype iyo camerada dhibkas ayey ledahay inta aad isdhahaysid ku raaxeyso,balse waxad kala kulantay fadeexad,kashifada maanta ku haysata,marka malyuun(xamdi kadiye)ilaahay u noqo oo salaada tuko,waxa ku haysato cuqubo aad ka gashay ninkaga xalaasha ahaa iyo carurtada denbiga aad ka gashay ayaa ku haysata walaashey

  2. Malyuun Reply

    April 14, 2013 at 9:11

    Uff alla gabadha maxeey fududet oo raga somaliyeed qaarkodne aqlaaqdi katakeen marka hore ceebtada allaha asturo mida kale nin 3 bilot iska dayee 3 sano xataa hada is taqanin waa laga fiicnaa in at waxas ku dhaqaq do

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>