Hababkaan waa sahal kaliya waxaa lagaaga baahan yahay in xilliga munaasibka yihiin adeegsato mana u baahna hadal badan ee ninyagoow indhaha kala qaad.
Dhunkashada labada dhaban
ka dhex gal hadalka marka aad wada sheegeysaneysiin oo ku dheh waan ku jeclahay adiga oo uu dareenkaas dhab ka yahay .
Marka aad wada joogtaan qofka aad jeceshahay fariin ah wana ku jeclahay uga dir indhahaaga .
Erayada waan ku jeclahay oo aad waraaq ku qortay u dhig barkinta hoosteeda.
Kadis uga dhig qofka aad jeceshahay in aad hal maalin dhan aad u qoondeysay sida aad waqti iskula qaadataan .
Quraac aad u macaan ugu geey sariirta korkeeda .
Kadis uga dhig hal habeen oo dhafar Roomaansi ah oo aad ku qaadaataan guriga dhexdisa.
Kadis uga dhig hal habeen oo aad banaanka ka soo wada casheysaan .
marka aad xaafada ka baxeyso hal dhukansho uga qabo foolka adiga oo u sheegaya in ay tahay nimco uu Alle ku maneystay.
U sheeg illaa heerka ay quruxsan tahay .
Hadii aad gaari leedihiin u fur albaabka gaariga oo u xer suunka amaanka .
Haka xishoon in aad suuliga u diyaariso.
uga sheekeey dareemahaada jaceyl ee aad qalbiga ugu hayso .
Kadis uga dhig in aad u keento wax yaabaha mac macaanka ee ay jeceshahay .
U qor oo u dhiib liis ay ku qoran yihiin sababaha aad ku jeceshahay .
Haka xishoon in aad gacanta qabsato .
Kaftan haka xasdin oo mararka qaar u sheeg in aad dooneyso in mar kale aad guursatid.
ha iloobin in aad tiraahdo waan ka xumahay marka ay kaa xanaaqdo.
erayo jaceyl iyo magacyo macaan u sameyso oo ugu yeer gacalisadaada.
Mararka qaar Shoppin u soo sameey iyada oo aan ka codsan.
Koob cabitaan aad si qatar u sameysay uga nixi marka ay Tv-ga daawaneyso.
U gili boorsadeeda warqad yar oo aad ku qortay waan ku jeclahay.
Haka xishoon marka ay qubeysaneyso in aad dusha saabuunka uga dhaqdo .
Mar waliba ku eeg indho jaceyl oo naxariis xanbaarsan.
Ha Iloobin in aad shumiso marka aad hurdada ka soo kacdaan iyo marka aad jiifaneysaan.
Jaceylka idin dhaxeeya uga sheegey asxaabtada iyo qoyska.
Dhagta si ham ham ah ugu sheeg in aad u xiistay marka aad wada socotaan.
Ha iloobin in aad u mahad celiso mar waliba .
Habeen habeen u sameey iyada iyo caruurta cunno aad u maacan.
Sawiro xasuus ah la gal.
Haka tagin qoor gilinta iyo xabad gilinta alcarabiya.com waxa ay ku leedahay arintaan aad ayay uga heleysaa.
U riix riix una dal daliig marka ay daal dareemeyso .
Marka aad shaqada joogto soo wac oo ka wareyso xaaladeeda.
U soo dir fariin qoraaleed aad ugu sheegeyso in aad sugi la dahay aragtideeda .
Hadaba aqriste waa muhiim fikiradaada iyo haddii aad hayso habab kale oo lagu muujiyo jaceylka , ma waxaad jeceshahay in aad eray ugu muujiso jaceylka mise hab kale?
.
ciyalka xafada lcs
March 30, 2013 at 9:11
asc all aad aya u mahad santahay alcarabiya sida noo fahan siisay qoralkan aya waxa uu qeexaya sida jacelka dhabta ah loo hando aad iyo aad aye u mahad san yihhin alcarabiya iyo asxabta ka shaqeso dank
samira c.g
March 29, 2013 at 9:11
al.crby.com maxad isku yeleysan waad ogtihin raggayna somali intas inay galin
waxad modanba inlagu yirahday nagaha kumel gaar ayaa nili iinsiyay ma oga badana nimcada ay leyihin nagaha+
war ragga somaliyed wax magalan waa reer badiyay qaylo iyo booto bas ayay ka adagyihin iyo wax lamid ah ……… Kkkkk
raginan nagaha yasayo wax isku fala ayan idin dhihi laha
qasaye
March 21, 2013 at 9:11
sual………….. alcarabiya.
qofta aan sariirta ugu geynaayo quraacda ma cadaysaneeyso miyaa
hadii aay cadaysatane maxa ku celiyaya sariirta ?
2.. suunka u xir . ma carruurbaa mise cuuryan ayeey gacmaha ka tahay?
khabiir ali khabiir
March 16, 2013 at 9:11
asxabey waxaas oo dhan mar horaa looga caana wayay… habab kale bar hala raadsho
sharmaarke Anaa
March 16, 2013 at 9:11
Madhabbaa ? Al carabiya
Cadnaan
March 16, 2013 at 9:11
Mar walbana nookeena talooyin kaan oo kale thanks
Cade naaji
March 16, 2013 at 9:11
Wad mahadsantihin
Raaxeeye 100/100
March 14, 2013 at 9:11
Maanshalaah Waa Arin Muhiib ah oo Culeayskeeda leh
Hassan
March 13, 2013 at 9:11
Runtii waa maqaal dhaxal gal ah oo mudan in la print garaysto oo waliba si joogto ah loo akhriyo maalin kasta sababtoo ah waxaaba kaa baxaya stresska iyo ciil kasta oo aad u qabtay xaaskaaga ama gacalisadaada aad ayaad u mahadsan tihiin alcarabiya
Maalin~farmaa
March 13, 2013 at 9:11
K.k.k.k.k.k.k indho uron byo ragga soomaaliyed maaha saad moodo dhamantod marka adiga qalad haka fahmin ragga somaliyed mahadsanid hadi ad wax fahfahin inta dherna ubahantahay ku sodarso cinwankan nimbuzka ah wad ka bogan dontaye {saamir147} ok by
Ahmad hilowle
March 13, 2013 at 9:11
Asc marka hore dhaman mel walba ay jugan muslimiinta wan salamaya marka xiga waxan leyahay al carabiya wax aad shektay maha wax xun balse waxey so ragal noqonayan marka ad fuckng many ad heysado malse si kale may lakin sxb jacel wa iso maray wana ko goleystay masha allah inta aad shekeyso anika ownan osameyn ayey gacalisadeyda si xad dhaf ijecled balse maha hadi an intas o sameyo in ay isi soceyso nolasha just qof walbo xaskiisa naxariis in ow siyo wa waxa lokaga bahan yahay jacelkeykana ila hada waxan iskula nolnahay kalsonidii an shalay ko gorsaday ila mantana ay ikula jugta hana modin ciyalki shalay maihiye
mahad jaceelow
March 13, 2013 at 9:11
Asc dhamanten wad idin mahad celinaya ani wan u samayn laha waxan iyo wax ka badan qalanjadayda wayo naxariisto wa mida keenta kal gacayla wara al.carabiy.com wad mahad san tihiin insha allah dhaman talooyinkan maskaxdayda ayan ku xifdinaya malintan xaas yeesho ayan u samaynaya wixi kale oo talo ahna wan idinka sugayna dhaman lamanayasha kale in sameeyan ayan u rajeynaya lkn dad yar oo an samayn karin una møoda qalad tas ma fiicna ayad idin lee yahay waayo macanka xaaskod ayaysan fahan sanayn
Akram yare
March 13, 2013 at 9:11
Alcaribiya wad mahadsantihin sida fican eed uga shekaysen arimahan lkn arimahan dadka dhan masamayn karan kaliya waxa samayn kara intoda badan dadka lacagta leh marka isku wada mid maha dadka lasoco waxad ilawden labada fiqir ee isqaba sida isula dhaqmi lahayen
deco
March 13, 2013 at 9:11
eeeeee
abdi hakin deco
March 13, 2013 at 9:11
run ahan al carabiye taladeda wey i cajabisey blse arintas o kale waxa sameni karan dadka lacagta leh not faqir like me anyway tnks
cadde
March 13, 2013 at 9:11
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wale hadey doonto waliged yey ijeclanin inan musqusha biya ugeynenin
ibraahim hassan issa
March 13, 2013 at 9:11
runtii waad ku mahadsantihjiin sida wacan aad isigu taxluujiseen in raga iuyo dumarka is qaba ay noloshoodi maareeyeen oo jacaylku noqdo saldhiga adag ee qoyska iyo caruurta.
c.wahaab
March 13, 2013 at 9:11
viva alcarabiya
Abdalle
March 13, 2013 at 9:11
waxaan leeyahay ninkii soo qoray warkaan waxyaabo badan oo ka badbadis ah ayuu ku soo daray iyo dhaqamo xun xun
markastana qofta waxa uu ka soo qaaday qof aan ilmo lahayn
marka jeceyl ka iyo qaabka la isku jeclaanaayo Allah ayaa noo sheegay kaas hala raaco
ibra
March 13, 2013 at 9:11
masha allah alcarabiya waad ka baxsateen thnks allot. Lkn aan ujaabo indha uroon walal waxan kuleeyahay ragga somaliyed waxa ay lamis yihiin kuwa kale e calamka marka hadii aqoon xummo jirtay wala ilbaxay waxaas iminkana waxaan diyaar unahay inaa hablaheena uqancino si walboo macqqul ah ee dumarkow idinkana dhankiina adkeeya
Mubarik
March 13, 2013 at 9:11
Woooow alcarabiya waa dadlaysaan halkaa ka sii wada
amin
March 12, 2013 at 9:11
waad kumahadsantihiin informasionka lkn wax xoogaha ragga ku dhib badan ayaa jiraa oo ragga u maleynaayo in asigaba la qabo (adoonsasho) cml
xasan cade143
March 12, 2013 at 9:11
ani waxan dhihi lahaa hada ladas waa kuwo muhim ah
ani ahan teyad waxan jacel xad dhaf ah u qaday
gabar aan waligay ilobi doni maxa yelay waa qof
uu ale ku manestay dabecad iyo xushamad waa ahlu diin waa
gabar wuu al xagiisa uga duceeyay waa
waxan dhihi lahaa
waa midii dunida lokenay dawashad ilahaa ayaa u dhameyay qurux iyo wanag waa mid aan meshan ku so qiyasi karin ee
asxabay maxaa igu la talin lehey deen ad ban u jace lahay ayadan wexe iladahay sido kale lakin ani ayaa is dhahay amee
waxa u qar san yihiin cml ee iga shafiya
suldaan
March 12, 2013 at 9:11
fadlan waxn idinka codsanynaa in ad naga dysaan sheekooyinkaa adoo daalan oo shaqo kayimid by ku dhahysaa cabitaan sare isii ma adigaa laga siiyaa mise adaa wax siiya fad fad fad nagadaaya rer galbeed manihin
Indha Uroon
March 12, 2013 at 9:11
Suldan kaaga ma aqaane adoo kale soo ma ahan oo madaa li karto war wuxu cawaan sanaa
Indha Uroon
March 12, 2013 at 9:11
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk alcarabiya waxaad ilow deen raga aad lahad laysaa in ay yihiin soomaali waayo waxay u qabaan wax kale haday u naxariistan xaaskooda
kii u naxariistana agtooda waxuu kayahay mid doqona
Cadnaan
March 16, 2013 at 9:11
Asc waad ku mahad san tihiin talooyinka wanagsan ku dhaqan koodana allaha noo fududeeyo kuligeen masahlano akhriska wuu fudud yahay hirgalinta waa adag tahay
akram haashi
March 12, 2013 at 9:11
ani waxan dhihi lahaa hada ladas waa kuwo muhim ah
ani ahan teyad waxan jacel xad dhaf ah u qaday
gabar aan waligay ilobi doni maxa yelay waa qof
uu ale ku manestay dabecad iyo xushamad waa ahlu diin waa
gabar wuu al xagiisa uga duceeyay waa
waxan dhihi lahaa
waa midii dunida lokenay dawashad ilahaa ayaa u dhameyay qurux iyo wanag waa mid aan meshan ku so qiyasi karin ee
asxabay maxaa igu la talin lehey deen ad ban u jace lahay ayadan wexe iladahay sido kale lakin ani ayaa is dhahay amee
waxa u qar san yihiin cml ee iga shafiya
ibrahim abdirahman osman juba
March 12, 2013 at 9:11
waan ka helay ereyadaan macaan waana run xaaskaaga qof ka qaalisan majiro sidaan amin sanahay aniga waana jeclahay xaaaskeyga waliba sixad dhafi ah
manqaboojiye
March 12, 2013 at 9:11
kama helin kuwa qar
mohamud
March 12, 2013 at 9:11
kkkk shuruudahan kama bixi karo waa ku dhacay imtixaanka anigu.. naag wax aqrin karin kan qaba muxuu sameyn karaa? war ha igu ceebeynina meesha hindi ma noqon karnee
Abdirahim
March 12, 2013 at 9:11
Tnx saxibayaal
dhuuso jacayl
March 12, 2013 at 9:11
aniga waanba kacsaday intaan aqrinaayey oo waxan moday inay hada ila jogto kkkkkkkkk nimanyahow hade in la iskiciyo la iskuma ogayn ee naga daaya bahasha ma garateen