Home » Arimaha Qoyska » U Gaar Ah Gabdhaha : Nin Tilmaantaan Leh Mala Sheekeysataa? Kan Kuuma Qalma Ee …

U Gaar Ah Gabdhaha : Nin Tilmaantaan Leh Mala Sheekeysataa? Kan Kuuma Qalma Ee …

ayaan 1Haween badan ayaa ku jahwareersan xulashada tilmaamaha lamaanaha nolosha la wadaagaayaan waxa ayna alcarabiya.com haatan ku siineysa talooyin ku aadan rag ay haboon tahay in aad ka fogaato.

* Ninka aamusnaanta badan : waxaa adag in la garto waxa uu doonayo , in uu faraxsan yahay iyo in uu murageysan yahay , waxa uuna ahaanaya mid ka fog la sheekeysigaaga.

* Ninka isaga uun isku mashquulsan , waxa uu daneeyaa kaliya muuqaalkiisa iyo labiskiisa .

* Ninka u arka dadka kale dhan kuwo xun oo akhlaaq daran isla markaana aamisnan in qof  ka wanagsan uusan jirin iyadoo haddii lamaantiisa qalad ka gasho waa ay  adag tahay in uu saamaxo .

* Ka digtoonoow kan bakhiilka : waxaa muhiim kuu ah gabaryeey in aad kala ogaato marka hore farqiga u dhaxeeya ninka bakhiilka iyo kan aan wax haysan , kan bakhiilka uma wanaagsana haweenka noloshana waa uu ku cariiriyaa.

* Daneysataha : waa mid qaata hadiyadaha qofta jaceyl wadaaga uu la yahay , hadal macaan balse hadii uu arko gabar ka lacag badan waa uu ka cararayaa si deg deg ah .

* Balan ku Beenlaha : balan ayuu kaa qaadayaa daqiiqad ka dibna waa uu ka baxayaa jawaabtiisana waxa ay noqoneysaa beri ayaan  kuu sameynayaa mana dhamaato maalintaas.

* Midka ciyaal maamaha ah : kan wax talaabo ma qaadayo in uu ogalaansho ka helo hooyadiis mooyee , waxa uuna hooyadiis fursad u siiya in ay noloshiisa xaaska toos u maamusho, xitaa hadii uu wax ku siinayo hooyadii ayuu la tashanayaa.

Share on Facebook

Comments

6 Responses to U Gaar Ah Gabdhaha : Nin Tilmaantaan Leh Mala Sheekeysataa? Kan Kuuma Qalma Ee …

  1. mustafa Reply

    March 15, 2013 at 9:11

    asc sxb waxaan kaadonya aamusnaanta maxay sabab utahay waan fahmila ahay sida aad ufasirtay waxaakawada sxb aamusnaata mawax dhibaato kusuganbaa mise wali lama oga

  2. maslax siyaad Reply

    March 15, 2013 at 9:11

    asc all acarabiya waad kumahsan tihiin sida wanaagsan aad noguso gudbisen amuraha jaceylka aniga ahaan waxa qaba ruuxa insaan ah daciga alle u dhaliye waad ogaan karsa masalan ruuxdan aqoon ayaad isbarten qofka waad karan kareesa dabcigiisa haduu yahay qof wanaagsan ama aan waangsanen rag iyo dumer mid ku dono ha ahaade hade kuma sii jirto dad is jaceyl oo is doonayo masalan aniga gaban jeclahay waa inaan aqaana waxey gudo iyo waxey gasha waa ineey dabeecad wanaagsan tahay dadnimo leedahay diin leedahay xiishoodkana kamarneen

  3. muna Reply

    March 14, 2013 at 9:11

    gabadh somaliyed anigaa ku caawinaya wanad oganaysa dhaman waxa uqarsoon

    • Gabar Soomaaliyeed Reply

      March 14, 2013 at 9:11

      haye soo daa dee caa wintaada

  4. ahmed Reply

    March 14, 2013 at 9:11

    Caqligaaga adeegso hadii uu shaqeeyo oo lacag qaato adna aadan shaqaysan oo uu ogyahay waxbana uusan kusiin hadana uu leeyahay waan ku jeclahay kaasi waa bakhayl wll

  5. Gabar Soomaaliyeed Reply

    March 14, 2013 at 9:11

    waxaan jeclahay nin laakin ila majoogo sidee baan ku ogaan karaa in uu yahay bakhayl iyo in kale lacag ii soo dirna waa ceeb qof aad wada shee kay sataan oo hadana qurbo wada joogtaan waxaan kawadaa labada yaduba waxaan jognaa yurub

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>