Gabaryaheey waxad ogataa in ay jiraan habab kala duwan oo aysan wanaagsaneyn in aad ragag kula dhaqanto xitaa hadii uu yahay saaxibkaada , ninkaada ama walaalkaa , hadaba il gaar ah isaga yeelo arimahaan .
Codkaada kor ha u qaadin xiliga aad la sheekeysaneyso xitaa sheeko caadi haddii ay tahay, waxaad ogataa ragga ma jecla haweenka ka cod dheer.
Qaadashada go`aanka kama dambeysta ah , tani haween badan ayaa ku dhaqma , waxaa haboon in ninku ahaado qofka qaadanaya go`aanka kama dambeysta ee ku aadan arin waliba . raga ma jecla in uu dareemo in aad adiga taahy hogaamiyaha , waxa ayna tani u dareemaya in raganimadiisa nusqaan tahay .
In aad si aan habooneyn uga sheegeyso saaxibadiisa , waayo waxa uu aaminayaa in wax laga sheekayo saaxibadiisa in isna yahay ee il gaar ah isaga yeelo.
Waligaa iska ilaali in ninkaada in nin kale ku hor amaantid xitaa hadii uu yahay nin magac leh , maxaa yeelay ninka raggu waxa uu jecel yahay in uu dareemo in uu yahay kaliya qofka mudan amaanta.
Muhiim Waaye Fikirkaada Aqriste
Share on Facebook
kashka
November 16, 2012 at 9:11
kkk masha allah
Afrax ahmed jukatalo
June 10, 2012 at 9:11
Waasax fikradahaan marka dumaryahow ku dhaqma ooqata qodobadan mesha ku qoran
subar gril
June 10, 2012 at 9:11
waa ku mahad santihiin walaala yaal 4 arinta muhiimka ah