Home » Arimaha Qoyska » Hadaad Farsamooyinkaan Ku Aragto Qiyaano Ayuu Kuugu Hayaa ! Indhaha Kala Qaad.

Hadaad Farsamooyinkaan Ku Aragto Qiyaano Ayuu Kuugu Hayaa ! Indhaha Kala Qaad.

qiyaanoCalaamado badan ayaa jira oo ku muujinaya in ninkaada uu ku qiyaanayo , waxa ayna Alcarabiya ku siineysaa dhowr calaamad oo hadii aad ku aragto il gaar ah u yeelo xaaladiisa .

1- Waxa uu inta badan taleefanada u soo dhaca uga jawaabayaa meel ka fog dadka aagiisa ku ku dhaw .gaar ahaan adiga.
2- Waxa uu mar waliba ku mashquulsan yahay in uu tir tiro fariimo qoraaleedka ugu soo dhaca telka.

3- Waxa uu leeyahay Email iyo user- badan oo dhanka facebook ah .

4- Waxa uu inta badan ka cudur daartaa in uu yimaado munaasabadaha qoyska iyo kuwo la midka ah.

5- Waxaa aad u badan mararsiyadiisa uu guriga kaga maqnaanayo isaga oo ku dooda in in uu waqti la soo qaadanayo asxaabtiisa, waxa uuna guriga ka maqnaadaa waqti badan isaga oo aan wax ka badalin waqtiga shaqadiisa.

6- Waa uu wel welsan yahay mar waliba waxaana badaneysa in uu mar waliba bilaawo doodo.

Alcarabiya Hoyga Arimaha Qoyska .

 

Share on Facebook

Comments

2 Responses to Hadaad Farsamooyinkaan Ku Aragto Qiyaano Ayuu Kuugu Hayaa ! Indhaha Kala Qaad.

  1. mahad altesto Reply

    March 15, 2013 at 9:11

    wariyaha mustaqbalka. waan idin salaamay alcarabiya net. fekerka maxuma xoogaa faafreeb ah halagusameeyo maadaama uu dhankaliya ubadanyahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>