Home » Arimaha Qoyska » Qofka Aad Xariirka Jaceyl Wada leedihiin Makala Fog Tihiin ? Waxaa Lagu Hayaa Qaab Jaceylka Ugu Sii Waali Karto.

Qofka Aad Xariirka Jaceyl Wada leedihiin Makala Fog Tihiin ? Waxaa Lagu Hayaa Qaab Jaceylka Ugu Sii Waali Karto.

fikirSuura gal ma tahay in uu guuleysto xariirka laba is jecel oo kala fog ? sida ay tilmaamayaan qubarada jaceylka waa uu suura gal in uu guuleysto, waxa aynu ku siineynaa talooyin xariirkaas uu ku guuleysan karo.

Talooyinka waxaa ka mid ah in la xoojiyo adeegsiga qalabka xariirka sida taleefanka oo maalintii laba jeer la hadal , ogoow xariirka ayaa ah tiirka ugu weyn ee keenaya in xariirka jaceyl uu guuleysto .

Arimaha kale ee muhiimka ah ayaa ah adeegsiga fariimo qoraaleedka ama Email-ka oo joogto ha ahaado , in qofka aad xariirka la leedahay in uu joogo cirifka koonfureed adna kan waqooyi kaama hor istaageyso in aad la xariirto oo fariimo qoraaleedka ayaa kugu filan , tusaale alcarabiya.com waxa ay ku leedahay hadii waqtiyada dalalka kala joogtaan kala duwan yihiin u dir fariin qoaraled si marka waaga baryo oo uu telka furo si uu u helo taasina jaceylka ayay sii kobcineysaa.

Sidoo kale waxaad sameyn kartaa in aad u dirto hadiyad , u dir fariin gacantaada aad ku qortay oo aad ku muujineyso jaceylka aad u qabto oo Posto u dhig .

Ugu dambeyntii midkiina kii awoodda in midka kale uu safar ugu tago oo aad kulantaan iyana waa guusha jaceylka ,alcarabiya hoyga arimaha qosyska .

 

Share on Facebook

Comments

12 Responses to Qofka Aad Xariirka Jaceyl Wada leedihiin Makala Fog Tihiin ? Waxaa Lagu Hayaa Qaab Jaceylka Ugu Sii Waali Karto.

  1. Malyuun Reply

    April 22, 2013 at 9:11

    Aniga nin an jeclahay si kasto hadaan u jeclahay hadaan maalintii dhowr jeer waco waxaaba mooda ino i dhibsanaayo

  2. Dr.nasiir Reply

    March 22, 2013 at 9:11

    Waaku mahadsantihin shekadan anige hada ihaysata wana kufarxay inaad ka hadashan waxan jecelahay gbr gabadhana wexe ku nshahay dalka kenya aniguna muqdisho marka walal waxan jecelan laha inaad tallo gaar iga siisaan sidaan ugu guulesan lahaa qoftas aanjecelahay misana aankala fognahay asc

  3. Moowliid Reply

    March 17, 2013 at 9:11

    Asc waa sax aqyarta

  4. laabsalaax Reply

    March 16, 2013 at 9:11

    sxb ka tag meesha dheh naag oo ku sugi weysay beerta waaye

  5. cadaani Reply

    March 16, 2013 at 9:11

    war gabadh baan jeclahay si aan kula hadlana magaranayee tallo issiiya

  6. Aabaha raaxada Reply

    March 16, 2013 at 9:11

    Bro horta caruurtada iyo xaskaga allah ku barakeyo teeda kale qiso jcyl oo xanun badan aya kuso martay lkn wad kaso gudubtay hadana xaas iyo caruur ba ilahey kusiiyay waxana ladhahay mira faraqada ku jiro mid geed saran looma daadiyo …. Marka bro reer yuusan ubur burin qiso jcyl darteed ….. Lkn hadi aad naftada aminsantahay inad labada reer isku wadi karto hade waa qof aad jecleyda garoobtana soo xareee

  7. saygar2010@hotmail.com Reply

    March 15, 2013 at 9:11

    Good

  8. fanax cade Reply

    March 15, 2013 at 9:11

    Reer alcarabiya aad ayaa u mahadsantihiiiin runtii waa inoo fa’iideyseeen

  9. Adan cali Reply

    March 15, 2013 at 9:11

    alcarbiya waad mahadsantihin

  10. duceysane Reply

    March 15, 2013 at 9:11

    walaal waa arin iska dhacda laakiin sabar ayaa loo baahan yahay adigu warkaagaa la waaye kuwa isla jooga yey arimaahaas ka dhacaan wiil iyo gabarba waxaan kuu sheegayaa gabadhaas calafkeeda ayaa noqday in ay ninkale guursato ogow in ay ku jeceshahay maxayeelay way ku soo xiriirisay isla marakaan kaa dalbatay mustaqbal marka qaldka dhacay jaceylkiina ayaa ka weyn ee badbaadiya jaceylkiin aad adigu furaha u tahay hadda waligaana ogow qofka qaladka ka dhacay haduu arko qaladkiisa in uu saxo waa muhiim ma dhihi karo anaiga nabsi ayaa soo celiyey ee jaceyl ayaa soo celiyey mana dhamaado jaceylka hadad guursayto xitaa.

  11. qabriga xasuusnow markasta Reply

    March 15, 2013 at 9:11

    aad baan idin salamay shaqalaha webka asxaabta ku xidhan
    Anigu waan soomaray jacayka aad lawadaagto qofkaa fog laakin kuman gulaysan dumarkuna qiyaamo miidhan weeye waxaan wadanka somaliya kasobaxay sanadkii 2004 waxaa uu xidhiidh naga dhexeyay jacayl gabadh balantuna waxay ahayd meel kastan tago inaan axdiga dhowrno nasiib xumo waxaan galay safar dheer waxaan galay xabsi qaatay sanad 2sano sanadkii hore wax war ah laygama hayn xadtaa ehelkaygu waxna looqatay inaan geeriyooday 2006 ayaan kasobaxay jeelkii meeshii aan usocday markaan gaadhay waxaa laysheegay qoftan aduunka ugu jecelaa inay guursatay waxaan iskudayay inaan iloobo laakin dhib badan kadib waan kayara raystay hada waxan ahay aabe ciyaal iyo xaasleh gabadhii oo garoob ah ayaa bilowday inay xidhiidhki aan socelino diyaarna u ah inaan mustaqbal wadaagno aniga weli qalbigayga ka bixin talo ayaan idinka baahnahay qoftan ma mudan tahay inaan nolol lawadaago iyo inaan ka jaro wixii ay igu samaysay

  12. Cabdi Reply

    March 15, 2013 at 9:11

    Alcarabiya maanta ayaad wax ani igu saabsan ka hadashayn mahad sanidiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>