Xayaati xalay dhan waan fikirayay markaas ayay Hal dhibic oo ilin ah iga soo dhacday , markaas ayaan weydiiyay oo aan iri maxaad banaanka ugu soo baxday , Dhibicdii ilinta aheyd waxa ay iigu jawaabtay waxaa jira qof aad u qurxoon oo indhahaada aad siiyay , marka aniga boos iigama banaana indhahaada .
2-Ogaaw macaan in xariirka uusan aheyn Game la ciyaarayo , ma ah eray la iska yiraahdo , ma ah mid bilaawda March oo dhamaanaya May , ogaaw waa beri ,waa shalay , waa maanta waa mar waliba.
3-Haddii aad fariintaan tir-tirto taasi waxa ay i tusineysa in aad i jeceshahay ,haddii aad save gareysato waxa iyana ay ii muujineysa in aad ii baahan tahay ,haddii aad iska indha tirtana waxa ay ii muujineysa in aad ii xiistay .. hadaba wax aad sameyn kartid ma jirto lol .
4-Mararka qaar indhaheyga waxa ay ka maseeraan qalbigeyga , ma garaneysaa sababta maxaa yeelay mar waliba waxaad u dhawdahay qalbigeyga indhaheygana waad ka fog tahay(waan u xiisay aragtidaada.).
5- Ogaaw qaali jaceylka aan ku qabo ma dhimanayo ama ma dhamaanayo inta qoraxda qaboow ka noqoneyso xidigahana ka baaba`ayaan .
6- macaan ha siin Passwordka jaceylkeena ama xariirkeena qof maxaa yeelay haddii aad tiraahdo Passwordka waxa waaye I LOVE YOU taasi micnaheedu waxa ay tahay in uu igala ka wareegayo isla markaana aad ka baxeysid gacanteyda( Jaceylkaan qof kale ha iga siin)
7- Macaan waxaan doonayay in aan jaceylka aan ku hayo kugu soo dhiibo Pastman (kuwo warqadaha qaada) balse waxa uu igu yiri aad ayuu u culus yahay.
Aqriste sidee u aragtaa fariimahaan waa inoo muhiim fikirkaada
Maxamud.yare
April 15, 2013 at 9:11
Mansha,alah wan ladhacy fikradina wana ka helay wa wax fican o barasho o aqon korarsi ah
abawi24
April 9, 2013 at 9:11
aad ayuu icajabiyey website kani
Korneyl
April 6, 2013 at 9:11
Walahi’ wa hadalo mcn o an kahelay qalbigana so jito waxayba iga heysa inan telka an koby ku dhaho o an sxbty u diro.
Abaha dareenka
March 30, 2013 at 9:11
Sxbow runti marax waye mida kale horan u aqrisanay mel kale ayad kaso gurisen waxa muhim ah fikirkina inad mashan o ad erayo mcn kentan e fikradaha kale adan isticmalin thnxs
mr boon
March 20, 2013 at 9:11
good jcl
Yaska
March 19, 2013 at 9:11
Sxb markahore waaidin salaamay dhaman bahda alcarabiya. Marka2 sxb wayanfican yihin fikradihina,waxase igasuaalah? Hadiigurku calafyahay caashaqu muxunoqon? Fadlan jawaab igasiiya suashas, by
Xayaati
March 18, 2013 at 9:11
Waaaaw macaana jeceelka marka leysla garto
drxiis
March 18, 2013 at 9:11
As/ckum waan salaamayaa dhamaan bahda al carabiya waa muhiim arimahaan waxaan mugdiga iyo jahliga kabaxaya dad badan oo waxba ka aqoon arimahaa
Axmed xasan
March 17, 2013 at 9:11
Runtii waa arin aada aiyo aad aga hadlaya jclka wana muhiim in qof walbo jclka wa kayaqan ama daneyo oow aqristo sida anigo kale runrii aad iyo aad ayan idunku mahad celinaya mida kale oo aan rabo in aan ka dhaho warbahinta alcarabiya waxan jeclan lahay in aad sii wadan dadalada aad kula jortan dhanka jclka aad ayan udaneya jclka lkn wali ma aanan helin qofkii aan arintas aan dhihimahad sanidiin bahda war baahinta alcarabiya thanks byy axmed hassan (xaayoow)
Waceys
March 17, 2013 at 9:11
Alcarabiya adinka wxan idinku nacay wax mar hore ah ayad mar labad so godbineysaaan naga daya.e wax cusub kena
Waceys
March 17, 2013 at 9:11
Kobciye adinka wxan idinku nacay wax mar hore ah ayad mar labad so godbineysaaan naga daya.e wax cusub kena
Abdirahim
March 17, 2013 at 9:11
Waa 0k.
Adan cali
March 17, 2013 at 9:11
jcl
maslax siyaad
March 17, 2013 at 9:11
asc alcarabiya thks bahda webka fariintani aad ayey u wanagsan tahay jaceyl dhaba ah waaye waxa is iri inbadan malaha alcarabiya adiga ayey adiga ayey ka hadalayan oo ruuxa laga hadalayo waa adiga thnks mar labad alcarabiya sida nogu wada sms yada lovka