Haweenka ayaa raga ku gala oo ku doorta tilmaamo aad u wanaasgsan oo hadii ay ka helaan ninka ay adag tahay in naftooda ay ka xakameeyaan .
Xushmadda: haweenka ayaa aad uga helaan ninka xushmada badan oo marka ay baarka ka soo wada cunteeynayaan ka hor mara oo albaabka ka fura kursina u sii toosiya iyadoo indhaha dadka kale ay ku soo wada maqan yihiin , waxa ayna tani u muujineysa in xushmad iyo ihtimaam badan uu u hayo .
Run Iyo Kalsooni: haweenka dhab ahaan aad ayay uga helaan runta lamanaahooda , hadaba wax waliba ka run sheeg .
Si Naxariis ah leh ula dhaqan saaxibadeeda : Ogaaw saaxibadeeda waa qoys kale oo ay leedahay hadaba si naxariis leh ula dhaqan .
Ilaalinta waqtoyada balanta: waxaa waajib kugu ah in aad dhowrto waqtiyada aad balanta leedihiin oo iyana ay ku sugeyso tani waxa ay muhiim u tahay xariirkiina .
Hadiyad : tani waa ay farxad gilisaa ee ninyahoow hadiyaad ka dhigo wehelkaada koowaad mar waliba oo aad dhankeeda u socoto .
Sabar : haweeneydu waa noole dareen badan si kastoo ay u tahay mid xoogan caqli badan wax ay kugu qadarineysaa in badan heerka uu gaarsiisan yahay fahamkaad aku aadan dareemaheeda.
Fulinta Balamaha : gaar ahaan marka aad mashquulsan tahay oo ay ku soo wacdo oo aad ku tiraahdo waan kugu soo celinayaa waa muhiim in taasi u fuliso .
Amaanta : Ha ahaado muuqaalkeeda ama wax qabadkeeda ogaaw haweeneydu aad ayay uga heshaa maqalka erayada amaanta ah .
Soo Afjaridda Xariiradaadi Hore : ma jecleysaneyso in ay ka wel welsho haweenka kale ee nadiif ka soo noqo wasii xariuir ah oo horay u jiray .
Share on Facebook
Zakriye mohamoud
May 8, 2013 at 9:11
Asw kkkkkkkkkkkkk aqayarey arinkan isaga ah waxan kibir ahayn kama sioqdan e isjira
Saliim Mas,uul Sare
November 12, 2012 at 9:11
Masha Allah tilmamahansi wa wax ku ool evry man in uu smayo ay alaga raba cml xiyalka xafadaa saas hala sameeyo