Home » Fariimo Jaceyl » SMS LOVe : Waxaan Qarinayaa Ilinta Iga Timaada Marka Aan Ku Dhawaaqayo Magaacada Iyo … Kuwo Kale

SMS LOVe : Waxaan Qarinayaa Ilinta Iga Timaada Marka Aan Ku Dhawaaqayo Magaacada Iyo … Kuwo Kale

Kulan wacan ku soo dhawaada qeyb kale oo ah fariimaha jaceylka gaa-gaaban (SMS LOVE) waxaana todobaadkaan ku soo qaadaneyna dhowr SMS oo aad u xiiso badan .

Hadii aan helo dhoola cadeyntaada ma rabo ubaxyo , hadii aan helo codkaada ma rabo Music , hadaan adiga kula hadlo ma rabo in aan dhageysto qof kale haddii aad adiga ila joogtana ma rabo aduunyada dhan.

Waxaan qarinayaa ilinta iga timaada marka aan ku dhawaaqayo magacaada balse xanuunka ku jira qalbikeyga weli waa sidiisi inkasto aan dhoola cadeynayo ogaaw ma jiro qof kugu xiisayo sida aan aniga kugu xiiso qabo .

Waxaan maqlay qof ku dhawaaqay amagaacada balse markaan gadaal soo eegay si aan u arko qofka ku dhawaaqaya waxaana xasusutay in aan kaligey ahay ka dib ayaan dareemay oo aan ogaaday qofka ku dhawaaqaya magacaaga in uu yahay qalbikeyga .

Mar waliba oo aan maqlo shanqarta fariimo qoraaledka Mobile-keyga , mar waliba waxan rajeyaa in SMS-kaas soo dhacaya in aad adiga noqoto , waxaa lagaa yaabaa in baaxada memory-ga taleefankeyga yar yahay balse ogaaw in baaxada qalbikeyga uu adiga aad kugu weyn yahay oo aad ka degi karto meel waliba .

 

 

Share on Facebook

Comments

5 Responses to SMS LOVe : Waxaan Qarinayaa Ilinta Iga Timaada Marka Aan Ku Dhawaaqayo Magaacada Iyo … Kuwo Kale

  1. anisa alhind Reply

    March 8, 2013 at 9:11

    aat ayan oogu helay al carabia

  2. smart awe Reply

    January 27, 2013 at 9:11

    Wooow wn kahelay webkan wad mahadsantihin all shaqalaha webkan tnks wx badan ayn ka faiday

  3. Mohmed sharaf Reply

    January 14, 2013 at 9:11

    Mshlh wn kufaraxsanahay alcarabiya farimaha iyo barnamijyada kale o dhan mhdin

    • Linda Reply

      January 26, 2013 at 9:11

      Aad ayan uga helay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>