Waxaad tahay axad qaali ah oo aan ka reebi waayey xusuusteyda? Naftayda ayaad ku qoran tahay, waxaad harsataa qalbigayga. Halbowlayaasha dhiiga ayuu xulaa dareenka ka go’i waayey laabtayda, beerka ayaad ku taalaa, boggana boog aan bogsan ayaad ku leedahay taas oo ku danqata xusuusta kulul ee ku soo dhacda maankayga.
Waxaad tahay qof bashar ah oo uu ILLAAHEY abuuray haddana si weyn ayaan kuu adeecayaaa? waala igu colaadiyay hadal heynta xaggaaga ah oo ay dhaafi waayeen dibnahan iyo carabkan u bartay ku celcelinta magacaaga quruxda Badan.
Ilama aha in uu adduunka saaran yahay axad lagu garab dhigo, mana qabo in uu Jaceylkaaga igaga bi’i karo sahal oo waxaan ku Jeclaaday Jaceyl aan qof sidaa loo Jeclaan waxaan kuu hibeeyay kalsooni mida ugu weyn ee walaal aanu u hibeyn walaalkii ama aabe wiilkii. ?qof jaceylka wax weyn ka garanaya ayaad tahay oo dhadhankiisa arkay.
Ma garanayo goor aan ka hirqan doono xubbiga ka buuxa laabtayda? dhadhanka dareenka farxadda ee jaceylkana noqon doonto mid taabo gasha.
Ma caddeyn karo wax xag Ilaahay jira? lakin rajadeydu waa mid ubad dhal kusaleysan. Ogoow wehelkaygiyey wadnahad kutaala, koley intii yareyd aad I moogeyd uu culeys badan ku dhacay naftayda, qalbiga ayaan ku hayaa in aan noolaan karin la’aantaada? is badal baa ku dhacay naftayda, waxaana ugu wacan aragti la’aantaada, marnaba kuma iloobi karo waqti walbo inan kudaawado ayan rabaa xubi.
Hilibkaygiyeey sideen kuu moogaan karaa??!!! haddaba wehelkaygiyeey sideen kuu moogaan karaa??!!! Ma garanaayo waxa aan ku matalo sida aan u jeclahay la joogaaga? qalbigaygiyey haddii aan baalal lahaan lahaa inta aan soo duulo sida shimbirka boqorka baalaleyda ee Galeyrka ayaan iskulka kusoo degi lahaa qaasatan meesha ad hadda fadhido keligaa ee sideen kuu moogaan karaa gacaliso??!!! Naftaa ku raacday oo iska kaa daba gashay sideen kuu moogaan karaa??
Dareenkii raaxada, dhadhankii nolosha marna kaama ahaan karo wehelkii naftaydaay oo gacalisooy sideen kuu moogaan karaa??!!!
Xabiibi hadii dhaqtarka ama sheybaarka dunida ugu sareeya ley geeyo oo labaaro dhigeyga ayadoo laga baarayo jaceylka aan kuqabo waxa hubanti ah indhibickasta oo dhiigeyga kamid ah lagaheli lahaa 1000.000.kun koroojo oo jaceylka ankuuqabo ah waxanku hibeyay kalsoni mida ugu weyn waxan ku hibeyay qalbigeyga kaasoo loobaahan yahay inaad weligaa garafo ka dhowrto macaney xubiga qalbigeyga kabuuxo ma.ahan mid lugu sookoobi karo qoraal.
SAMIIRA
January 14, 2013 at 9:11
woooooooooow wxs aa ove lga dhaha
Jaceeloow
January 1, 2013 at 9:11
Waah waah walee meshaaan jaceyl ayaa ka dhacay gabartii miseejkaan walee jeceel ayey la dhimandoontaaa ayaaan filaaa ana waxa u diri doonaa gabarta aan aduunka u jeclahay magaceda waa samiiro siman inshaalaah jacelkeena ayaa ku kordhi doono jaceel kale inshaaalah mahadsanidiin al carabiya
Nashaad
December 19, 2012 at 9:11
Thanks alcarabya all warkers
Gandi xuseen barow
December 16, 2012 at 9:11
Wallaala yaal waad mahad san tihiin hinta daawata iyo inta daawan doonta
Wiil 15jir ah ayaa ku dheelay ka sheekeeyn jaceeyl waxaan ulajeedaa fikirki ahaay jaceel faqiir galay mafududa wili mauugaarin shukaansi sanad leed na mauugaarin marka sheekada waa ka mam nuuc oo waa ciyaal marka oda yaashu jilitaan kaah mash quulinta kahadli tagaan ayeey ciyaalku mashquuliyaan sabab too ah waxaa laga yaabaa in adeer kiis gabadhiisa ku daray oo jaceel ka shee keeyn karin
macnuhu waxaweeye maba fahmin dhabta jaceeylka iyo dhalan teeka adeerkiis ayaa uka kaalmeeyay marka yuuna kashee keeynin jaceel
waxaa ukul maayay adeer oo ga can kasiiyay iyo asa goon aqaanin micnaha jaceeyl ka uuleeyahay : laa shin ayaa yiri gabaygo tixuu leeyahay iyo
qarir latuuraahe afka taak haduu noqoyo waatiga wareeryaahe
Yusuf
December 5, 2012 at 9:11
I love ismahan malab
Abu qatata
December 1, 2012 at 9:11
Aha ha aha
Daacad cali
November 23, 2012 at 9:11
Haa sidee baan ugu kalsonan karaa nafkale ano waliba si dhaba ujecel,majiran hadalo macan,oraahyo iyo dhambalo so jidasho leh o mujinaya matanteyda ay ihayso jaceyl kan an uhayo mid ka weyn,ok.
mohamed cade
November 22, 2012 at 9:11
waxaan jeclahay jacaylka dhabta ah wayo anigu waxaan ahay dadka jacaylka u ola oleya