Home » Fariimo Jaceyl » SMS LOVE : Ka Hor Inta Aadan Indhaheyga Ii Ogalaaw ….. Iyo Fariimo Kale

SMS LOVE : Ka Hor Inta Aadan Indhaheyga Ii Ogalaaw ….. Iyo Fariimo Kale

1-Haddii riyada la dlaban karo waxaan Alle ka dalban laha in aan adiga kugu riyoodo , Qaali waxaad ogaataa haddi aad ahaan laheyd ilinteyda marnaba ma ooyi laheyn waayo ma doonayo in aan ku waayo oo aad dhulka iiga dhacdo.

2-Xabiibi haddii aad tahay qofka labaad ee aan jeclahay , hadaba waa kee qofka koowaad ee aan ka jeclahay , jawaabtu wax ay tahay maba jirto , mar waliba adiga ayaa ii ah qofta koowaad ee aan jeclahay.

3- Magaacada ayaan ku xardhay oo aan ku shabadeeyay xabadkeyga ,waxaan ku sawiray jaceylka aan ku qabo qalbikeyga runtii dhoola cadeyntaada ayaan u xiisay kuma ilaawayo waligeey.

4-Haddii 100 qof ay ku jecashahay waana ka mid ah ahay , haddii hal qof uu ku jecel yahayna kaasi aniga waaye aniga waaye aniga waaye .

5- Macaan Badan qaado indhaheyga balse ii ogalaaw marka hore in aan ku arko , qaado maskaxdeyda balse ii ogalaaw in marka hore kaa fekaro, qaado gacmaheyga balse ii ogalaaw in aan kugu taabsado , balse ha isku dayin in aad qaadato qalbikeyga maxaa yeelay horay ayuu dhankaada u jiray.

7- In aan ku iloobo aad ayay u adag tahay balse in aad i iloowdo adiga ayay ku taal, iska iloow SMS-kaan balse qofka soo diray ha iloowin waligaa .

Share on Facebook

Comments

7 Responses to SMS LOVE : Ka Hor Inta Aadan Indhaheyga Ii Ogalaaw ….. Iyo Fariimo Kale

  1. maryama Reply

    February 3, 2013 at 9:11

    woooooooooooooooow aaaaaaaaaaaad umahdanthiin wlalaha qaliga ah kasiiwado meshiiiina sms love ,ka

  2. maxamed c/laahi Reply

    January 22, 2013 at 9:11

    waad mahad san tihiin alcarabiya

  3. Xidiga wisil Reply

    January 12, 2013 at 9:11

    Waan ka helay erayadaan macaan waana mahadsantigiin wabseedka al carabiya .com shaqaalaha ka shaqaya

  4. zaakias Reply

    December 9, 2012 at 9:11

    Qoraal kaan wax ayaa ka jiro

    • Farixa Reply

      January 10, 2013 at 9:11

      Waa caajaa’ib wllhi Qoralkaga
      Erayga ugu yabka bad naaye
      Aniga iga yaabiyay,,
      (hadii aad aad ilintayda ahaan lahayd kuma ooyen wayo waxan
      didaya inaad dhulka kudhacdo)

  5. Sa'cid Reply

    November 28, 2012 at 9:11

    Ad ayad u mahadsanta my frnd waxana aminsanahay kalsoni iyo dhiro galin inad isisay thnks frnd

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>