Aktarada caanka ah ee Vidya Balan ayaa shaaca ka qaaday in ay sugi la dahay in ay keento Filim Romantic ah iyadoo sheegtay in ay la dhigeyso actor waliba .
” aad ayaan u jeclahay Romance-ga runtii waxaan sugaaya in aan soo dhigo Filim wada romantic ah kana hadlaya xariirka jaceylka , waxaan so dhaweynayaa actor waliba ” ayay sii raacisay .
Dhanka kale Vidya Balan ayaa lagu wadaa in meherkeedu uu dhaco 18-ka december iyadoo guursaneysa flim soo saaraha caanka ah ee Siddharth Kapur .
Vidya iyo saxibkeeda ayaa dhawaan si rasmi u soo bandhigay xariirka ka dhaxeeya iyo qorsayaasha ay leeyihiin , waxaana la sugayaa in xaflada meherka actaro caan ah ka soo qeyb galaan .
Share on Facebook
Ruumi
December 8, 2012 at 9:11
Haye
Siciid
November 22, 2012 at 9:11
Haa