Home » Lifestyle » Ma Dooneysa In Kacsigaada Laba Jibaarto? Waxaa In Badan Qaadataa ….

Ma Dooneysa In Kacsigaada Laba Jibaarto? Waxaa In Badan Qaadataa ….

 

Cabitaan laga sameeyay Sanjabiil ayaa wax weyn ka geysanaya in aad sara u qaadid heerka galmo iyadoo uu saro u qaado awooda kacsi , iyadoo kaliya dadka caajiska dhanka galmada hayo u haboon tahay in arintaan sameeyaan .

 
Waxaa lagu tilanayaa in qadar kooban laga qaato zanjabiilka oo laga sameysto cabitaan , waxa ayna taqaatiirta ka digayaan in aad balwad laga dhigan cabitaankaasi kaliya waxa zanjabiilka loo qaataa xaaldo kooban kaliya .

 
Sidoo kale zanjabiilka waa lagu badsan karaa shaaha oo hadaad ka gaari weyso in cabitaan ahaan u shiidato , alcarabiya hoyga arimaha qoyska ka dhigo saaxibkaada koowaad.

 

 

 

 

 

 

 

Share on Facebook

Comments

33 Responses to Ma Dooneysa In Kacsigaada Laba Jibaarto? Waxaa In Badan Qaadataa ….

  1. Sidan Reply

    April 7, 2013 at 9:11

    Siigada dhabta saaabuun waaye way way way sigada runta saaabun waaye hala siigeesto asxaaaabta hahahahahahah anoo saabuun ujeedo qoooq ima qabanayo bee kkkkkkk waxad rabto iska sheeeg miii alcarabiya hahahahahahahaha

  2. shukria Reply

    April 1, 2013 at 9:11

    ha

  3. dhagax Reply

    April 1, 2013 at 9:11

  4. samira qalanjada hablaha. Reply

    March 31, 2013 at 9:11

    war aqiyarey ana caqli idin hayo waxaso dhan intad iska dhaftan mal mal iyo sanjabil
    e waxad is ticmashan xabag
    waa hadad rabtan in inan kacsi mar kale indin dhibin, Kkkkkkkkkkkkkk
    war hala qato wanadey dhaqtarad ayaan ahee.
    Haday idinka so gaarana hai qabsanina…………!

  5. Qays Reply

    December 6, 2012 at 9:11

    Asc waxan salamay bahda ka shaqeysa webka aadna kala taliso dadka kacsiga dilay wad mahadsanthn marka 2 waxan leyahay majirta waxyaabo ruxa an xaslaha ahayn u iskaga daji karo qooqa thnks

  6. gandaa Reply

    November 30, 2012 at 9:11

    kkk alcarabiya good web sxbyl dad badan ayad wax taraysan kkk

  7. gandaa Reply

    November 30, 2012 at 9:11

    kkkkkkkkkkkk alcarabiya cadi mahan good web

  8. bashka Reply

    November 30, 2012 at 9:11

    Asc wr wb anigu anigaaba kacsi nafta ii keenay hadaan guursan lahaana awoodayda dhaqaale way yartahay oo arday baan ahay xaaraana Allaah SW baan kamagangalay soona kawaajibka ah waxaan ahayn iskuma karayo marka Waxaan Alcarabiya ka codsanayaa inay wax KACSIGA NAGA YAREEYA OO AAN MUSTAQBALNA WAX NAYEELAYN NOO SOO SHEEGAAN

  9. samra Reply

    November 28, 2012 at 9:11

    KKKKKKKKKKKKKKKKKK wlhi waa funy commentiyda anba ka xarabeysta aniga

  10. sooc Reply

    November 27, 2012 at 9:11

    dhamaan waa idin salamey asc salaan ka dibwaaaaaaaaaaaaaaaaw waaaaaaaaaaaaaaw waxaan layabanahay inee sida uu danbesey dadki xishonjire oo lagu yaqane xishoodka waa soomalia wllo waxaa lama sheego wayo waa wax qofkasta yaqano hada dhahdo caruurta xagee buukuyala waa uu ku sheegaya ee sidi hore maa ahane ee dad kasta waa ee ogyihin sida loo isticmalo ee danbi haa kaqadin waxaad ku hadleso waa inuu ahado qeer hadi kale iska amuus wllo waa iga codsi wana inaa ku sheego waxii kugu xun marka waan mahadsantihin dhamaan website ka

  11. Anwar oscar Reply

    November 26, 2012 at 9:11

    K k kk k cajiiiiiib xanan darenkada ha du said yahay mal mal caß balse ha padsan waxa laga yapaa in darenkada u kici wayo loooolz

  12. hamse Reply

    November 26, 2012 at 9:11

    kacsigu waa shey qaali ah,inkasto ay ku fiican tahay kacsigu,in u xeejiyo,daremahiisa,hadi ay ka xoog weynadan,danbi ayaad ku jirta,naftadana ilaali o ka xiisho wax kasta o xuman kenaya hadii u kacsiga ka tan badiyo sadex casho iska soom,hadi kale naag la,aan ma jirte xabad ku taako,

  13. Falastiin Reply

    November 24, 2012 at 9:11

    Sax cali kamiin ra yi fiican ayaad keentay thanks wllo

    • Anwar oscar Reply

      November 26, 2012 at 9:11

      K k k falas qofki kacsada siigeyso cmc

  14. ciyaalki cali kamiin Reply

    November 24, 2012 at 9:11

    wlh commentiyo aad u qiimo badan aa mesha ka baxay hadaan tayda ku darsado ani waxaan qabaa qofkii kacsi la joogi la haiska guursado qofkii aan awoodin haiska soomo intaas wixii ka soo hara waa xadbax sida falastin sheegtayba hala iska guursado asxaabey naftu meel ay garaydo ma ogee tankale maowduuca ku saabsanyahay sanjabiil ani waxba kama aqaan inay wax kiciso iyo inkale haddane uma baahni oo dareenkayga waa buux marka qofki barawaynayo asagay utaal

  15. Falastiin Reply

    November 24, 2012 at 9:11

    Cabdisaq saneey sorry wll mar labaad isku day inaad jclkale samaysid thanks wllo

  16. Liibaan Reply

    November 24, 2012 at 9:11

    Burhaan hadiin aan mal mal cawo oo mustaqbaka marki aan guursado kacsan waayo yaa ka masuula iga tag waan iska adkeysanaa ilaaa aan ka guursanaayo

  17. Abdiriq saneey Reply

    November 24, 2012 at 9:11

    Asc dhan waxa halkan ka salamaya bah weyneta alcarabiya salan kadib run ahanti waxa donaya in ka haldo labo arimod oo igu noqotay caqabad mida hore waxa aad idhibay darenka kacsiya xita xiliga shaqada maro waan uway tankale meshan an ku nolahay waa qurbo waan is ka dhowra sinada tan kale hada ka hor ayan waxa aan daren canshaq uqad gabar aan daris ahen run ahanti nasib daro waa ifahmi weysay kadib dumarka waxa uqaday cadawad run ahanti sida an ku amino waa igu ad ka tay talo waa ti rabi bahda alcarabiya ayan talo ka suga

  18. Falastiin Reply

    November 24, 2012 at 9:11

    Kkkkkkkk burhaaana ka daray qofkii kacsada iska guurso dheh lol mxaaa kkk thanks wllo

  19. burhaan Reply

    November 24, 2012 at 9:11

    dhamaan akhyaarta kacsiga badan ka cabanaayo rag IYo dumar dhamaantooda xal ayaan idin haaayaaaa xalkaaas oo ah in MAL MAL cabtaan waayo MAL MALKA
    aad iyo aad ayuu hoos ugu dhigaaa kacsiga waayo anaa baraaweeyay mar aan kacsi iyo qooq dartiis aan la hurdi waayay oo aan la shaqeesan waayay marka akhyaarta MAL MAL hala cabo, markii ay xaaladu xumaato

  20. Falastiin Reply

    November 24, 2012 at 9:11

    Kkkk beenbadanaaa waxay doonaan bay iska soo qorayaaan

  21. xanaan Reply

    November 24, 2012 at 9:11

    asxaabey aniga markasto dareemankeey wuu kacsin yahay maxaan sameeyaa

  22. Abdifatah villa Reply

    November 23, 2012 at 9:11

    Sanjabiil aa hadan ba kacsi la joogi la,ahay ee wax lagu yareeyo no sheega

  23. jaceyl Reply

    November 22, 2012 at 9:11

    War ani kacsi raadis ma ihi waayo hadanbo lajogi la ahay naag aan kudamiyane mahaysto marka xal waa sas

  24. Liibaan Reply

    November 22, 2012 at 9:11

    Asc kacsi hada ayaan qaati kataag nahay ee wax kacsiga lagu yareyn karo noo sheega oon mistaqbalkan wax nooo dhimeyn

  25. Liibaan Reply

    November 22, 2012 at 9:11

    Asc kacsi hada ayaan qaati kataag nahay ee wax kacsiga lagu yareyn karo noo sheega oon mistaqbalkan wax noo dhimeyn

  26. qanciye Reply

    November 22, 2012 at 9:11

    asc al carabiya magacayga waa c/ladif cali afrax degan soomaaliya muqdisho waaberi.waxaan idinkaga baahanahay in aad talo isiisaan hadaad tihiin alcarabiya waxaa i hayso cilad aan caadi aheyn aniga ma arkin ilaa hada naag aan aamino ama aan si dhab ah u jeclaado hada waxaan la socdaa ugu yaraan 9 dumar ah ma aqaan mid aan aamino waayo anigoo 16jir ayaan gabar jeclaaday waana ku guulaysan waayay jaceelkaygii hore ilaa hada si aan ku aamino dumarka ma aqaano waan iskala hadlaa hadba mida aan la jogaa ayaan happy iskaga ahay markaan ka tagana uma haayo ciladaas ayaa i haysato marka illahay ayaa talo hayee talo ayaan idinkaga baahanahay jwb wacan

  27. qanciye Reply

    November 22, 2012 at 9:11

    asc dhamaan bahda al carabiya waana salamayaa alcarabiya intaa kadib sanjabiilka dhib kuuma keenaayo sxb hana ka dhigan balwad ayaa laguu raaciyay kaliyah mar mar qac kasii siiba markaad doonayso in aad weerar adag qaadid marka alcarabiya yaan lagu mashquulin hadii aadan adiga u baahneen fikirkooda ka wareegso anagaa u baahane alcarabiya waxaan kula talin lahaa in aadan dadka idin aflagaadeeyo aadan bareeg u qabana waayo %99 adinka ayay idin taageersan yihiin mahadsanidiin

  28. Naaji ronaldo Reply

    November 22, 2012 at 9:11

    Gure sxb dadkan baris koda cid ha ku daadin maraxow

  29. cabdiwali axmed Reply

    November 21, 2012 at 9:11

    walaalayaal ilaahay kacabsada oo kadigtoonaada waxyaalaha xun xun ee keeni kara anshax xumada iska daaya waa iga talo mahadsanid

  30. mohamed cade Reply

    November 21, 2012 at 9:11

    waaaaaaaaaaaw cadi mahan webka waa quburo ku canbaxday arimaha galmada thinks

  31. Guure Reply

    November 21, 2012 at 9:11

    Walaalayaal maxaa dadka u waaleysaan zanjabiilka uma roona ragga wiliba waxaan ka maqlay nin caalim ah oo kitaab inoo aqrinaaye masaajid ku yaala muqdisho wiliba asigoo ku sheegay inuu yareeyo awooda kacsiga inkastoo aay soomaalida aad u jeceshahay maqaayadaha laga cabo hadana uu ku sheegay hadii biyo lagu kariyo yaraaneeso dhibaatadiisa lakin sidiisabo uma fiicna ragga ee wax kale soo qoro walaalayaal mahadsanid.

    • Hamda Kiin Reply

      April 12, 2013 at 9:11

      Kkkkkkk funny commenti kkkk allow kuwii bilaa lamana ah sii qaar ay ku xasilaan kuwa lamanaha lehna uusii labalam kacsiga Asxaabay Amiinta Raaciyaa kkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>