1-Sheeyada macaan wey fududahay sida loo iibsado….eryada macaan wey fududyihin ku dhaawaqooda…balse qof macaan adiga oo kale ah sida lagu helo wey adagtahy….sidaas oo dhan ayay noolashada u macaantahay.
2-Maxaan u daboolnaa indhaheena markaan hurudno… markaan riyoooneyno….markaan is dhunkaneyno hadaba waxaa u sabab ah sheyda ugu macaan aduunka waa lama arkaan…balsa aniga markaan indhaha isku qabto waan ku arkaa.
3-Fariin walbo aad ii so dirtid waxaan ku xafidaa qalbigeyga..eray walbo aad tiraahdid wuxuu taabtaa noolasheyda,,ismana aragno laakinsa mar walbo xageyga qiimo ayaad ka leedahay.
4-Ma hubo noolasha waxa ay igu kordhineyso..ma hubo riyadeyda in ey rumoowi doonto..mu hubo jeceylka waxa igu sameyn doono laakin waxaan hubaa hal arin midaas oo ah in aan aad ku jeclahay.
5-Hello maxaa ku dhacay telefoonkaada waxaan isku dayay marar badan in aan soo garaaco teleefonkaada laaakiinsa nasiib daro waxa uu leeyahay lambarkaa d raadineyso qalbikaaga ayuu ku jiraa .
6-Dhaqtarka noolasheyda waa uu bad baadin karaa,,,abuu kaatanaha waa uu daafici karaa noolasheyda…askarina wuxuu i siiya noolasheyda nabad galyo laakiinsa adiga kaliya ayaa micno u yeelayo noolasheyda.
Osman Fantastic
Alcarabiya Editor Team
Share on Facebook
siidii abnaaz
April 13, 2013 at 9:11
wlh wa qiso gaban oo xim baarsan ereyo nuxur leh
abdikadir
March 26, 2013 at 9:11
Jacaylku waa sadex qaybood 1)mar waa subag 2)marna waa sonkor 3) waa sun kuligiis wuxuu ku soo afjarmaa three
Caisha c/lahi
March 16, 2013 at 9:11
Waaw aad ayey uwacanyihin
cadde
March 13, 2013 at 9:11
Woooooooooooooooooooow. Waaa iska caadi
riyo jaceyl
February 4, 2013 at 9:11
asc akhwaani wax aa kadhacay mashallh wllo anin waxaa i haya jaceyl qof aanan arak aan jaclaaday see u heli karaa qofkaas loolz
Omerboodari
January 26, 2013 at 9:11
Wooow ada ayaan uga helaya sms aniga ayuu igu sabsanyahaye mahsanidiin garb istaga ada garab istagaysaan lamanaha is jacal iyo kuwa bilabaya
Al~cadaala
January 23, 2013 at 9:11
Waxan uga mahad celinaya al~carabiya farimaha aad iyo aadka u so jiidanaya aqristaha xata haday gabar tahay waxa dhici karto inuu jcl ku dhaco ay istirado ninkan a nolasha rali gali kara marka wad mahadsantihiin
wiil riyo
January 19, 2013 at 9:11
waxan rabaa qof an halmar arkay oon garanayn ruxu yahay jacaylna igu aburmay siden ula kulmi kara ama u illowbi karaa magaranayo
abdifatah cishqii
January 16, 2013 at 9:11
masha allah bro marnaba cadi matihid alle haaa kudayo masha allah
the realy somalian
December 27, 2012 at 9:11
Woooow walle waxbaa ka dhacay inaba caadi maaha thnkz a lot fantastik
Sule
December 5, 2012 at 9:11
All asxaabul love $alcara waan idinsalaamay wankahelay erayadamacaan
C.risaaq gargaar
December 3, 2012 at 9:11
Masha allaah wa hadal
mrtiyeesanoo maareeye
mudanoo weyn
wa hadal maskax’iyo
maan saafi ah maaxday
wa hadal macquul ohoo
umada dhan ka maqsuude
nuur
December 3, 2012 at 9:11
waan ka helay walahi
nacnaco
November 28, 2012 at 9:11
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Maxamed ciise
November 25, 2012 at 9:11
Falastiin anaa kudareensiinaa side u aragtaa
Shureem yare
November 24, 2012 at 9:11
Lolz wa lagu darensina falastin hada diyarthy
Ilhaan dalnuurshe
November 24, 2012 at 9:11
Wan ka helay erayada mcn mahad sanitin
Ilhaan dalnuurshe
November 24, 2012 at 9:11
Waaaw wan ka helay erayada wana mahad santihin sida u dhantihin
Waayo-arag
November 24, 2012 at 9:11
Wan ka helay ereyadan mcn lkn waxan kasii jeclaa iney aniga iga soo maaxdaan wad mahdsantihn gooood
Samiir
November 24, 2012 at 9:11
Wooooow
aaad ayan ula dhacay tnx
Ahmed
November 24, 2012 at 9:11
asc bahda alcarabiya sida aad u dhan tihiin hadii liis ku kiin wada dubuubo dhamaantiin iga hanta salaan qaali mida ay is ku salamaan umada muslimiin ta kadib run ahaanti sms kaan caadi mahan aniga ahaanteyda waan ka helay waana ku mahad san tihiin sida aad noo haqab tirtaan meeshina ka sii wada adeega aad u haysiin dhalin ta somaliyeed oo hada soo kaceyso caadi mahan sms kaan runti mcaaaan wabilaaaahi towfiiiq
Jacayloow
November 23, 2012 at 9:11
Masha alaaah waa fariimo aad u qiima badan run ahaanti waan kahelay waxaan jeclaan lahaa in aad iigu soo dirtaan ciwaan kayga ama facbookayga ciwaan kaygu waa kcxuseen@hotmail.com facbook na waakan jacayloowqanciye dhamaan bahda alcarabiya waad mahad santihiin fantastc thanks
Ladan love
November 23, 2012 at 9:11
Woooow waa fariin iqancisay ani mahad sanid fantastig
Falastiin
November 23, 2012 at 9:11
Akhyaaareey ani jacayl wax i dareensiiya maba arag kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Falastiin
November 23, 2012 at 9:11
Kkkk caadi ma ahan ninkan fantastig
NASTEEXA
November 23, 2012 at 9:11
WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW CADI MAHAN LOL