Ceeb ma ah in uu qalad ka dhaco balse waxaa muhiim in durba ninkaada u gudbisay cudur daarkaada ku aadan , waxa ayna shabakada alcarabiya ku siineysaa sedex talo oo aad muhiim u ah .
Haka Laba-labeyn : hadaad ogaato in uu qalad kaa dhacay , sharaftaada in aad meel dhigato u cudur daaro ninkaada ogaaw kullamaa ay kaa dib dhacdo cudur daarashada xaaladda ayay sii cakirineysaa .
Khubarada alcarabiya.com ayaa ku talinaya in marka qaladka uu ka dhaco in durba aad sameysay qirasho iyo cudur daar waayo hadii uu dib u dhac yimaado waxaad baadi goob u galeysa in aad mar marsiyo u sameysid dib u dhaca cudur daarashada.
U Soo Jeedi Hishiis Nabadeed: Hadii xaalka cakiran yahay aad ku guuleysan karin erayada wan ka xumahay iyo kuwo kale waxaa kula gudboon in aad soo fekirtid hindiso kale .
Waxa ay shabakada arimaha qoyska alcarabiya kuula talineysa in hab cusub iyo goob cusub in aad u wada baxdaan oo u muuji jaceylkada iyo qaladka ka dhacay una u gudbi cudur daar , webyadaan so waashay naga xadaye xatooyada, ceeb alcarabiya ayad ka soo xadeen maqaalkaan .
Sii Xoogaa Waqti : Ha filan in arin waliba xaalkeeda ku soo noqdaan si deg deg ah ka dib cudur daarashada , adiga oo eegaya heerka uu gaarsiisan yahay dhibka aad u geysatay waxaa ogaataa in uu u baahan yahay waqti si uu u dego ,Ka Fogaaw in arintii dhacday kala sheegeysatid , ha iloowin in aad waqti siiso si sidiisii hore uu ugu soo laabto .
Cisman Fantastic
Alcarabiya Editor Team
sahra
November 25, 2012 at 9:11
kkkkk aneba maskax deyda ka koobiyeyeen kuwaan maxaa yeley hada anaba xabiibkeyga si qalad ah aka xanaajiyaay hadana wali aan dhihin rali noqo markaan qoralkan arkay waxan dareemay in uu yahay wax jira marka kibir miya sidaan hada ani kibir miyaa ihaayo kkkkkkkkkkkkkkkk
Falastiin
November 24, 2012 at 9:11
Kkkkk waxaasa kibir lagaa dhahaaa fantastic lol