Ragg badan ayaa gees marsan in lamaanayaashooda u muujiyaan falal Romantic ah qaarkood maba garanaayan halka qaar kalana iska ilaawsan yihiin , hadaba shabakada arimaha qosyka alcarabiya ayaa ku siineysa habab Romantic oo ah haweenka jecel yihiin .
1-Dareensii In Mar waliba Ay Tahay Xeendaabka Noloshaada kaagana muhiimsan tahay shaqada iyo dhamaan asxaabtaada .
2- Ka Dhig Baqaarka Aad Sirtaada Ku Xareyso ,u sheeg rajooyinkaada mustaqbalka aad leedahay dhanka shaqada iyo noloshaba , ka dhig in ay kaala qeyb qaadato riyooyinkaada iyo rajooyinkada mustaqbalka
3- U Raac Goobaha Laga Adeegto : waxaa baaritaan shabakada arimaha qoyska alcarabiya sameysay lagu ogaaday in haweenka ay aad uga helaan arintaas, waa la dareemi karaa in aadan heli karin inta badan waqti inta ay dukaameysiga ku jirto kula socoto balse u dareen in ay tahay naf huris ee u samee .
4- Ha Iloobin Munaasabadaha , sida taariikhda guurkiina , dhalashada caruurta , ogaaw in aad iloowdid xiliga guurkena waxa ay haweenka ula mid tahay yasid dhanka jaceylka ah iyo in aadan qadarineyn ee ninyahoow munasabadaha xasuusta idin leh xasuusnaaw.
Amaan : ha iloowin in aad u sheegto in ay ugu qurux badan tahay waxii haween aad aragtay waa ay ku rumeeysaneysaa markaas in ayay hadalka liqdo ayay xishood la dhaceysaa ee wax waliba oo ay ku sameysana ugu mahad celi , webyadaan so waashay naga xadaye xatooyada, ceeb alcarabiya ayad ka soo xadeen maqaalkaan.
Indhaheeda Fiiri Marka aad la hadleyso : waxad ku arkeysaa arin ka yaabineyso waxaana ku xaqiijinayaa in ragga in ay dhabrka u sii jeediyaan xaasaskooda marka ay la hadlayaan .
Hadaad ogaan laheyn fiirinta indhaheeda in dhankeeda wax waliba ay uga qiimo badan tahay , fiirinta indhahaada waxa ay ka dhex arkeysaa ixtiraamka iyo jaceylka aad u hayso .
5- Kaga Nixi Hadiyad Aysan Filaneyn : waa nooca Romantic ah ee ay haweenka ugu jecel yihiin .
6- Inta Dadka Hortooda Ku Amaanto Una Muujiso Jaceylka aad u qabto : tani waa marqaati ma doonto in ay farxad middii ugu dambeysay ay gilineyso .
Hadaba ninyahoow Romantic noqo oo munaasabad iyo bilaa munaasabadba qabso gacanteda taasi waxa ay dareensiineysa deganaasho iyo raaxo .
Ka qaad timaha wajiga ka soo saarma marka aad wada hadleysaan marka ay ku soo eegtana ku dheh waan ku jeclahay .
Marka ay ooyneyso oo ay jiraan wax ku qasbaay taasi ka tir tir ilinta oo dhunko dhabanadeeda iyo gacmaha una muuji in ay tahay nimco uu ALLE SWT uu ku maneystay .
Cisman Fantastic
Alcarabiya Editor Team
Mahad
December 29, 2012 at 9:11
Thnk u alcarabiya
Mahad
December 29, 2012 at 9:11
Asc
marka hore waan idin salamaya alcarabiya aad bad ugu mahadsantihin rayigan waan idiguracsanatay
Abdifaid
December 13, 2012 at 9:11
Thnx all alcarabiya team
Abdifatah villa
December 4, 2012 at 9:11
Thanks alcarabiya
Duke
November 29, 2012 at 9:11
waxaas waa laga daranyahay ee ma taqaanaan?
Naanaa
November 27, 2012 at 9:11
Waxaan doonayaa in aan xiriir idiin la yeesho ma isoo dhaweyneysaan
Carab
November 25, 2012 at 9:11
Waw war ciroleyaasha maxa uxal ah..
cimraan
November 25, 2012 at 9:11
qoralkan hore ayaan u arkay ee al carabiya waa la idin xadoyaa ee dhufeysi gala dad aya idnka shaqeynaayo ee difaac ku aruura
prince barrow
November 25, 2012 at 9:11
maqaaalkan ad ka hadasheen waxaan kuso arkay webka raaxada iyo kuwa kale ee alcarabiya qoralada idinka baxa isku daya inad ka ceshatan web yada kale
C/raxmaan xaaji daahir c
November 25, 2012 at 9:11
Marka hore waad mahad santihin
marka labad waxan jeclaan lahaa
wll inaad sidanoo kale aad ugu soo gud bisan dhalin yarta wax yaabaha ay kusoo jidan karaan ku lanadooda iyo marka ugu horaysa ee ay jacayl samay nayan dabeecadaha uu leeyahay iyo sida ula dhaq mi lahaayeen
by amano allah ayaan idin ku dhaafay
Samiir
November 25, 2012 at 9:11
Hahahahaha masha allah wey wngsantahay intan iyo inka bdnba ugu imow………………………….!
the realy somalian
November 25, 2012 at 9:11
Salaamu laah all asaxaabta cismaan fantastic inaba caadi maaha hadlkan is so good lkn sxbow usha diirka ku dub oo reeraha hanaga dumin coz somali baa nahay rag somaliyeed wey ku adag tahay dhamaan in la wada sameeyo waxaad ka hadashay isla weynin igama aha ka shaqsi ahaan ee dabeecad iyo dhaqan ayeey leedahay umad kasta bro marka gacmo geeleey hoos baa loo dhaqi jiraye bal naga aayare insha alaah
the realy somalian
November 25, 2012 at 9:11
Salaamu laah all asaxaabta war cisman fantastic bro inaba caadi maaha walow aad muudo inaad ka badbadisay sxbow rag somaaliyeed waad taqaan ee usha diirka ku dub I meen gacmo geeleey hoos baa loo dhaqaaye reeraha hanaga dumin ma wada sameyn karo runti isla weyni igama ahan lkn umad kasta dhaqan iyo dabeecad ayeey leedahay sow maha any way naga daa copy ga aflaamta hindida ah bro. Bare fcn waaba tahaye kkkkkk
laabsalaax
November 25, 2012 at 9:11
Kkkkkkkkkk. Kkkkkkk
Waa ka helay balse qof u qalan ta ayaa la iska
Rabaa ee. Wax dareemeysa
Anka cadde
November 25, 2012 at 9:11
Waaaw the bes i will do it inshlh
dalmar yare
November 24, 2012 at 9:11
waaaaaaaawa aniga intaas in ka badan hayo
sumeya+hss
November 24, 2012 at 9:11
wooow masha allah very romantic waan ka xaley
Daacad yare
November 24, 2012 at 9:11
Ma sha allah yaa salaam
Daacad yare
November 24, 2012 at 9:11
Ma sha allah wlh macqul waaye anaa intas iyo inkabadan samen karo kawrma
Falastiin
November 24, 2012 at 9:11
Kkkkk haye faanoole nimbuzz kayga waaa hamdsagal@nmbuzz ee xiriir wanagsan wllo thanks
talodoon
November 24, 2012 at 9:11
wll taa waaba la iiga daranyahay
Falastiin
November 24, 2012 at 9:11
Kkkkkk walaaahi caadii ma ahan ninkaaaan loooool ninkiii intaaas isku og ha ila soo xiriiro kkkkkk
Faanole
November 24, 2012 at 9:11
Falastiin aniga ayaa waxaano idil ku qabanaayo e wax ila qabo
Cawil cagjar
November 24, 2012 at 9:11
Masha allah war cisman fantastic maanu ahayn ninka ciyaraha ssiii daaya ee tv royal sxbow wlhi waaa war wanagsan warkaaagan