Home » Cayaaraha » Wenger Oo Furka Ku Tuurtay Taageerayaasha Arsenal Fariin Adagna U Diray.

Wenger Oo Furka Ku Tuurtay Taageerayaasha Arsenal Fariin Adagna U Diray.

Wenger ayaa ka carooday erayo iyo qaylo ay tagaeerayasha xalay ku sameeyeen kulankii bar bar dhaca ku dhamaaday ee Aston Villa iyadoo taagearayaasha ay u qaylinayeen in waqti hore uu sameeyo badel .

 
Waxa ay taageerayaasha ku dhawaaqayeen erayo ay ka mid yihiin adiga wax ma taqaaanid taasi oo dhiiga ku karisay Wenger-ka siyaasad ciyaareedka ka haleysan tahay .

 
” Aniga kooxda 30-sano ayaan soo hayay heerna waan gaarisiiyay , kuma qasabni in aan dadka kale qanciyo waan garanaaya sida aan u leylinayo kooxda”ayuu si kulul u yiri Wenger .

Waxa uu qiray in kulanki xalay uu niyad jab ku yahay oo ay doonayeen in ay badiyaan balse nasiibka uu ka hiiliyay .

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>