Qalinka ayaan waxaan ka codsaday in uu adiga ku sawiro , isaga oo xishoonaya ayuu iigu jawaabay waan ka xumahay ma awoodo in aan qabto shaqadaan , waxaan weydiiyay sababta? markaas ayuu igu yiri kaliya waxaan aqaan sida loo sawiro dayaxa iyo ubaxa balse ma garanayo sida loo sawiro malaa`ik muuqaal bani`aadan leh(waxaan u xiisay muuqalkaada qurxoon)
2- Waxa ay i bareen in halkii Saac ay la mid tahay 60-daqiiqo , halkii daqiiqana uu la mid yahay 60- seconds ama il biriqsi , balse waligood iima sheegin halkii second ee aad iga maqan tahay inta ay u dhiganto ( Maqnaashahaaga wuu i dhibayaa)
3-Mararka qaar waxaan ku fekaraa in aduunyada caadaalad ka jirin , waxaana u sabab ah arimo badan oo aan necbeestay balse hadda sidii ku nici karaa aduunayadaan macaan waayo adiga ayay ii sahahay in aan ku helo .
4- Sidee aan ku leeyahay waan ku jeclahay maanta ? maxaa yeelay beri ayaan ku leeyahay hadana maalinta ku soo xigta hadana ku sii xigta hadaba inta uu garaaca wadnaheyga uu shaqeynayo waan ku jeclahay .
5- Adiga ayaa i leh , hadaad i nacday igu toogo falaar , balse fadlan ma ah qalbiga maxaa yeelay goobtaas waa meesha aad adiga iiga taal.
Cisman Fantastic
Alcarabiya Editor Team
ossmanfantastic@hotmail.com
suheem abuu mubaarak
June 10, 2012 at 9:11
maasha allaah aad iyo aad ayaan uga heley qof sidaan u fikirey aad iyo aad ayaan u mahad celineyaa waayo wax badan ayaan ka faa ideystey
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sidaan si kadaran ayaan leey ahay holoo kordhiyo
byyyyyyyyyy
mohamed farah warsame
June 7, 2012 at 9:11
kkkkkkkkkkkkkkkkk wan ka helay aad iyo aad mahadsanidin
xayeesi
June 5, 2012 at 9:11
Qalinka ayaan waxaan ka codsaday in uu adiga ku sawiro , isaga oo xishoonaya ayuu iigu jawaabay waan ka xumahay ma awoodo in aan qabto shaqadaan , waxaan weydiiyay sababta? markaas ayuu igu yiri kaliya waxaan aqaan sida loo sawiro dayaxa iyo ubaxa balse ma garanayo sida loo sawiro malaa`ik muuqaal bani`aadan leh(waxaan u xiisay muuqalkaada qurxoon)
2- Waxa ay i bareen in halkii Saac ay la mid tahay 60-daqiiqo , halkii daqiiqana uu la mid yahay 60- seconds ama il biriqsi , balse waligood iima sheegin halkii second ee aad iga maqan tahay inta ay u dhiganto ( Maqnaashahaaga wuu i dhibayaa)
3-Mararka qaar waxaan ku fekaraa in aduunyada caadaalad ka jirin , waxaana u sabab ah arimo badan oo aan necbeestay balse hadda sidii ku nici karaa aduunayadaan macaan waayo adiga ayay ii sahahay in aan ku helo .
4- Sidee aan ku leeyahay waan ku jeclahay maanta ? maxaa yeelay beri ayaan ku leeyahay hadana maalinta ku soo xigta hadana ku sii xigta hadaba inta uu garaaca wadnaheyga uu shaqeynayo waan ku jeclahay .
5- Adiga ayaa i leh , hadaad i nacday igu toogo falaar , balse fadlan ma ah qalbiga maxaa yeelay goobtaas waa meesha aad adiga iiga taal.
Cisman Fantastic
mohamed yare
June 4, 2012 at 9:11
cadi mahan website waad kumahad san tihin isku xerka bulshada