Waxaad ogaataa marka hore in ninkaada codsiyaadada uu kugu fulinayo si degan oo aan laheyn dood iyo is qab qabsi , mararka qaar ninku ma jeclo haweeneyda dalabaadka badan .
Hadaba shabakada arimaha qoyska alcarabiya ayaa ku siineysa talooyin uu ninkaada si deg deg ah uu uga jawaabayo dalabaadyadaada .
1- waa in dalabaadyadaada ahaan kuwo aan macquul ah oo ninkaada uu ka naxayo oo kedis ku noqonaya .
2- hadii dhanka shaqada uu dhib ka haysto waxa uu noqonaya mid wel welsan ee dib u dhigo dalabaadkaada oo ogaaw in uu bahaan yahay naxariistada iyo in aad is bar bartaagtid .
3- waa in aad doorataa waqtiga munaasibka ku ah in aad wax weydiisato.
4- ka digtoonaaw hab dhaqanka ka faa`ideysiga haddii ninkaada uu dareemo in aad ka faa`ideysaneyso fal celiskiisa dhankaada aad ayuu u yaraanayaa .
5- hakula doodin dalab caruurta hortoooda am qof kale .
6- waa in aad la socotaa miisaaniyada ninkaada oo aad eegataa in uu awoodi karo waxa aad weydiisaneyso.
7- In aad caruurta ka dhigan gaashaan oo halkii adiga wax ka daban laheyd in iyaga aad adeegsato oo ku hoos gambato.
8- Waligaa habkaan ha sameyn ee ah in aad is xanaajiso ama ilin iska keento si uu dalabkaada u hesho , waana midda ugu daran ee ay ragga neceb yihiin .
Cisman Fantastic
Alcarabiya Team
Share on Facebook
Haruni
November 27, 2012 at 9:11
K.k.k,k hawenka somalidu warkan ma maqlayan weye wa kuwa dhaha ama isi ama ifur o wan ka tagi
Makaraan
November 26, 2012 at 9:11
Kkkk wallee dumarka waa loo qashay waxase intaas ku dari lahaa nin waliba naagtisa waa u jilcan yahay lkn dumarka qaarkood ma yaqaanan sida ninka wax loga qaato balse hada waxaa moodaa in qeeb kamida loo sii qashay inkale oo badanna waa jiraan ee ogaada kkkk abaaydey Sahra iyadana see u qososhay baan arkaa hee tolow maxay ku qososhay kkk wax yabahan miyey sameysay mase wax kale baa jira kkkk loool kaftan.com
sahra
November 26, 2012 at 9:11
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sidaan miyaa shekada maresaaaaaaaa