Home » Arimaha Qoyska » Ragga Meel Aad Ka Marto Ayaad Weyneysaa Waa Haddii Tilmaamahaan Leedahay !

Ragga Meel Aad Ka Marto Ayaad Weyneysaa Waa Haddii Tilmaamahaan Leedahay !

Shabakada arimaha qoyska alcarabiya oo aad uga barateen talooyinka ku aadan dhanka qoyska ayaa haatan idin haysa talo ku aadan 4- arin oo ragga ay ku jecel yihin in ay ka helaan haweenka .

 
Dhoolacadeynta Joogtada Ah : ma jiro wax kaa dhiga kara mid ifeysaa illaa dhoola cadeynta qurxoon mooye ee saaran bishimahaada , ogaaw ninku waxa uu jecel yahay haweeneyda dhoola cadeynta leh waa uuna ka cararaa midda waji macbuuska ah .

 
Ogaaw gabaryaheey haddii aad tahay mid dhoola cadeyn badan leh waxaad direysaa fariin aan toos aheyn oo ku jeedda ragga taasi oo sheegeysa in aad tahay haweeney awooda in ay is hortaagto u adkeysato dhibaatooyinka nolosha waayo dhoola cadeynta muragada ayay baabi`isaa .

 
2- Caqliga : ninku aad ayuu uga helaa haweeneyda caqliga badan ee fogaan aragga ah , ogaaw ragga qurux kaliya kama eegaan haweenka ee waxa mudnaan u ah dhanka aragtideeda .
3- Midda Isku Kalsoon :haweeneyda isku kalsoon waxa ay dhamaan dadka hareeraheeda jooga ka dhigeysaa kuwo ixtiraam u haya isla markaana jecel , waxa ayna muujineysa in dhamaan ay qaadi karto mas`uuliyad waliba .

 
4- Midda Aqlaadqda Wanaagsan : ma jirto haweeney ka wanaagsan midda aqlaaqda sare leh iyo sumcadda wanaagsan ogaaw gabaryaheey aqlaaqdaada waxa ay kaa dhigeysaa sida ubaxa ee soo daaya udgoonka ee qof waliba uu sanka la raacayo.

Cisman Fantastic
Alcarabiya Team

http://forum.uaewomen.net/showthread.php?t=1107925

Share on Facebook

Comments

5 Responses to Ragga Meel Aad Ka Marto Ayaad Weyneysaa Waa Haddii Tilmaamahaan Leedahay !

  1. elyas Reply

    November 28, 2012 at 9:11

    akhyaaray waxaas wax kamajiraan weeyan kkkkkkkkkkkkk

  2. Suldaan naaji Reply

    November 28, 2012 at 9:11

    Aqyarey gasha naka daaya yaqey

  3. Liibaan Reply

    November 27, 2012 at 9:11

    Asc alcarbiya iska hdl looma hadlo waxaad sheegtaan maad weyseen

  4. ciyaalki cali kamiin Reply

    November 27, 2012 at 9:11

    gabar somaliyeed oo tilmamahaan leh haday jirtaba haila soo xiriirto maba omalaynayo inay jirtee kkk kkkkkkk xiriir wanagsan qofkii wax isku og cml oo saas ah waaye nooh not qofkasta by by by

  5. C/fatah ahmed Reply

    November 27, 2012 at 9:11

    Marka hore dhamaan akhristayaasha inta isku hawshay sogalinta maqal kan wadsalamanti hiin. Hadi aan ugudbo aragtidayda 4 arimood ma aha mid run ahaanti iso jidatay mid dholacad mid caqli badan tona caqli ilaah ayaa bixiyaa hadiba aad aragto hawenay dabdabacsan xaga raga ogow suni nabiga csws waad garabmarty dinteeno ma banaynayso hawenay raga dariqa kasojidata xaaraam kataxadara haween ka muslimintaa sidagan hana ku khatal mina mid aan akhiradina iyo sharaftina danaynayn wsc wwb mahadsanidin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>