Rag Badan ayaa Ku Gaaf wareega Gabdhaha Da,dooda u Dhaxeysa 18-22 ee aan Wali La Guursan, Ragan Qowlaysatada ah ayaa Dumarka Ku Beer Laxawsada Ereya Lasoo Xulay oo Dhagahii Maqlaa aysan Dhankale u Jeesanayn, Hayeeshee Waxa Ereyadaas Waranka Wata Ka Baxsada uun Gabdhaha Hal Adeega u Dhashay ee Alle Haleeshiya Wanaaga, Kuwa Soo Harayna Waxa ay Cagta Saaraan Wadada Isqabqabsiga ee Aaqirkeeda u Biya Shubata Kala Taga aan Abid Laysku Salaamin, Bal ila Dheeha Qisadan ku Dhacday Amran Bataash oo ah Gabar Soomaliyeed oo Ku Nool Gudaha Dalka Soomaliya, Waxa ayna Hadalkeeda ku Bilaabeysaa Sidan:-
“Haa Waan ogahay Raga Manaxayaasha ah in sidaan ay u Dhaqmaan, Maxaa Yeelay Waxa ay Nagu Duleystaan ereyada ay ka mid ka yihin waan ku Jeclahay, kaama Maarmo, La,aanta nolosha wax qiima ah malahan” Waxa erayadani ay Afkeeda kaso Baxayeen Mid kamid ah Gabdhaha ku sugan Gudaha Dalka Soomaliya oo Magaceede ku sheegtay Amran Bataash Taasoo Wiil Xiriir Kala Dhaxeyay uu uu ku yiri Meher Hoose aan Kula Galo, Balse Markii ay Ka Diiday uu Xiriirka u Jaray.
Amran Bataash oo ah 18 a jir ardayad ah ayaa aad ugu Deyrisay Dhalinyarada Soo Koreysa ee asaageed ah, Sababa Dhowr ah ayeeyna alcarabiya.com soo Hor Dhigtay oo ay Ka Mid Yihiin.
=Raga Qaar Waxa ay Jecel Yihiin in Beer Jileec Kula soo Galaan Oo Marka ay Bananka kugu mehersadaan Hadaad Ka Ogolaata ay Hadana Banaanka kugu furaan Sida Marar Badanba Dhacday.
=Sidoo Kale Raga Qaar Waxa ay Jecel Yihiin In dumarka kayar 20 Jirka Ugu Ciyaaran Sida Kubada oo Kale, oo Hadba Meesha ay doonaan u Laadan, iyo Waliba Kuwa Jecel in Gabdhaha ay Jecel Been ah La Jilaan, marka ay Maskaxda Ka Xadaana Meel cidla ah ugu Tagaan.
Amran Bataash iyada oo sii Hadlaysa waxa ay tiri:- ” Intaas Iyo In Ka Badanba Ragga Soomaliyeed Waan Kala Kulanaa, Mana aha Kuwa noo Naxa Marka Qalbigeena uu Raaco.
Hadda Aniga Wiil Baa Xiriir Naga Dhexeyay Markaan Meher Qarsoodi ah oo uu Iga Dalbaday aan Ka Diidayna, Waa uu Iga Dhaqaajiyay oo Dhabarka ayuu i aadiyay, Hadaba wiilkaas Maxaan ku tilmaami karaa Ma Mustaqbal Doon buu aha, Jawaabta aqristayaasha ayan Ka sugaya.
GabaGabadii Raga Manaxayaasha ayaa jecel in ay Shabaqooda kusoo Ridaan iyaga oo Qalbiga Ka Xadaya Gabdhaha Kayar Labaatan jirka ee aan maankooda Buuxin, iyaga oo u sheega in wax walba oo ay Jecel yihiin in ay Usameynayaan, taasoo ah Balan qaad aaqirkii Fashil Ku Dhamaada,
Hadaba Qubarada alcarabiya Ka Howl Gasha ayaa Digniina siinaya Dhalinyaradan Caadeysatay Lugooyda Dumarka, Waxaana Lenahay Ragow Ogaada Dumar Waa idinla Dhasheen Waa Idin Dhaleen Waana Idin dhaxeen, ee Sidaa Haloo Dhaama.
W.D:- Maxamed Xuseen Yuusuf ( Xaaji Tahriib)
xaajitahriib@hotmail.com
Mob:-0027784293322
Port-Elizabth South Africa
Ra
Share on Facebook
zuleko
January 27, 2013 at 9:11
asc slan kadib gbadha waxaan kulatalin lahaa nin kaas ka fogow kuma jecla. Raga waxaas ku qadhabtana alle ka baqa
zaki
January 11, 2013 at 9:11
War hedhe raga kaliya maxa kusaray habraha lacagta leh oo wilasha 20 jIrada lacag kugadanayo maxad kaledihin kuwas waxkadhaha wilasha halista kujira
Ilyas
December 11, 2012 at 9:11
ani waxan leeyahay faraha ilah ma wada simin ee hal ruux hadu xumado ma ahan in dhaman ay wada xunyihin ee waxpa haka quursanin dadaal kaga wado.
cabdikarim
December 4, 2012 at 9:11
asc dhaman bahda alcarabiya iyo aqristayasha marka hore gabdhaha waxan kula talin lahay in ay ahadan gabdha ad adah oo gurkodana ahado mid kusaleysan sharecada wilasha benta iyo barlaxawsiga gabdhaha kusameyna waxan dhihi lahay kajoga waxad gareysin malin ad lkashalaydane wabilahi towfiiq
luula
November 30, 2012 at 9:11
asc walaal gabadha waxan kulatalinaya ninka iney iska ilowdo kaas mahan mid dhaqan rabo guur hadu awoodin haiska dayo qudbosiro waa xaraan wexey ku qurux badantahay in u reerkada kadoonto hadu jecel jiro kama tageen bananyada in u kula raxeesto marku kaxisa dhigana wu kufuro walidkana ma oga wa dhib gabdhaha somalia joga waxa kula talinaya dhamaanba ine is qaliyeyan e ninka hanti fara badan e kuxiran si u usahlananin kalataga iyo furiinka iyo qudba sirada ha kataxa tiraan aya leyahay wa dan gabdhaha somaliyed ugu jirdo 20 jir cunug mey korinkarta o abe lehen wa dhib wexe ku qurux badantahay isla jogitaan aabaha iyo hoyada meshas qoys fican aya ka imanaya alaha idin xafido dhabaan gabdhha asc
Buja
November 29, 2012 at 9:11
Gabdhaha dhan caqligaas o kale hadi ay lahaan laheyen gabdha bdn way ka bad baadi laheyen meher hosaadka lala galo marku ka bogtana cidlada ku si daaya ehelkeda aan ogeyn,waxa dhacda gabdha ku dhaca dhibkas in gabar ahaan lo so doonto marki la agal geeyana gabari meesha ma joogto sidaana fadeexa weyn kala kulanta ehelkeda io ninka guursada.waxa kula talinaya gabdhaha in ay iska ilaaliyan jaceylka beenta ah o danta ku hos jirta.
Sadam Hussein Elmi
November 29, 2012 at 9:11
Hal suaal ayaan idin waydinaya qodbasiradu maxaaraan baa mise waa xalaal midkale inanta waxan kulatalin lahaa iney wiilka soceshato maxayelay hadi usan dankalahen wuxu dhihilaa aan wada raaxeysano lkn hadi uu yiri aan kugursado aniga waxan u arkaa nin wanagsan thanks dhaman bahda alcarabiya iyo inanta iyo aqristayasha waxan idinka sugaya jawabta ah qodbosiro ma xaran ba mise wa xalal
Xasan 27719209564
November 28, 2012 at 9:11
Walaashey thanks waxa lagahelay waano ah in maanta gabdho badan lasiriraway ka babaadisay wiilka nuucaas ah waxo raway in kugu meel gaaro fadlan waxi laqarsho qurux kujiro somali beyn kumamaahdo fadlan ka fogaada wax cad markaati laheyn hubsiimo 1 geel ah lasiistaa
ismaluro
November 28, 2012 at 9:11
asc aqyaarey waa wax macquula waxaan kula talin lahaa gabdhahaa yaryar fadlan ka fogaada ragaan soo dhardhigtay iyagaana xaqaa alaaha tuso inkaa usoo tafa xaytay in gabar yar oo cidu ku soo tiir iyo tyacab beeshay in uu been been ku helo taas waa wax qaldan
prince barrow
November 28, 2012 at 9:11
kkk waan ku jeclahay guur qarsoodi ahna wan kula galaya wa wax an iskeneyn waxan kula talin laha anigana inad iska hilmaamtid wiilkas wayo hadi u ku jecelyahay kuma dhihi lehen wan ku qudbo siresanaya hadi ad ka didayna qudbo sirada kama tagi lehen oo xirirka kuma jari lehen e guur xalal ah ayu kuso bandhigi lahay walidkagana wu kaso dona lahay lkn waxan ku dhihi lahaay raadso wiil fican guri iyo mustaqbalna ad yagleelataan walidkagana si sharaf leh kaga so donanayo
Karo
November 28, 2012 at 9:11
Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan bahda alarabiya.
gabadhana waxaan kulatalinayaa inay wiilka soo ceshato b/c waa uu jeclaa taas waxaa cadaynaya guurka uu kusoo bandhigtay isagoo arday ah. thks