Marka aan dhinto , waxaan u duulayaa cirka , waxaan xidig waliba ku qorayaa magacaada , sidaa darteed habeen waliba fiiri samada oo arag inta aan ku jeclahay(Jaceyl waali ah ayaan ku hayaa)
2-Aduunka ka jirto wax bilaash ah oo aan qarash aheyn oo uu ku jiro SMS-kaan aan hadda ku soo dirayo , hadaba waxaan go`aan ku gaaray in aan kugu soo dalaco qiimo ku aadan SMS-keyga qiimahana waa Dhoola Cadeyntaada( Waan U Xiisay Dhoola Cadeyntaada Sixirka Ah)
3-Waxaan dhashay maalintii aan kula kulmay, waxaan noolaa intii aad i jecleyd , waxaan u dhintay si tartiib ah marki aad qalbiga iga jibisay( Qalbiga Ayaad Iga Jibisay)
4-Cilmi baaris ayaa cadeysay in Sonkorta ay milmeyso marka biyaha lagu shubo, Fadlan banaanka ha u bixin marka uu roobka da`ayo maxaa yeelay waxaad tahay macaanka aduunka
5-Marka la gaaro in aad qofka aad u hibeyso qalbigaada , iska xaqiiji in aad u hibeysay qof aan waligiisa dhaawaceyn qalbigaada maxaa yeelay ogaaw dhaawaca gaara qalbiyada malaah dawo iyo dayactir lagu sameeyo.
6-Waxaa laga doonayaa qeybta Police love(Booliska Jaceylka) waxaa laguu soo eedeeyay
in aad xaday qalbigeyga , ogaaw kaliya waxaa kaliya laguugu sii deyn karaa damiin gaareysa 5000-oo dhunkasho Ya salaam dhunkashadaadii macaaneed ayaan u xiisay .Hadii aad talo iyo tusaale ama su,aal aad qabto fadlan kala soo xiriir ciwaankeena
alcarabiya1@hotmail.com
Share on Facebook
Fathy abdulahi
March 13, 2013 at 9:11
Saxibayaal wad din slmy dhamaan bahda alcarabiya sln kabacdi waxaan qaba suaal tasoo ah hadli gabadhaada qabtid ay xanuun sanayso ama ay umul thy mudo 3 week ah adigana aad dareen la fadhiyi ladahay oo aad sino kabaqaysid hadii aad dabada uga galmooto xaskaaga makaa furmaysaa mise kama furmayso asxaabta tusale hadii ayaa furanto meherkeedu ma labadiina ubaa heshiin mise odayaal ayaad uyeedhanaysaan jwb ayaan idinka sugayaa mahad sanidiin
ducaysane ina ali
January 25, 2013 at 9:11
woooow
Dj zaadmarry cadde
January 23, 2013 at 9:11
wllh waa qatar waad mahad santihiin