Home » Entertainment » Kareena, Amir Khan Iyo Rani Oo Wada Jilaya Flimka Cusub Ee Talaash -Halkaan Ka Daawo Flimka

Kareena, Amir Khan Iyo Rani Oo Wada Jilaya Flimka Cusub Ee Talaash -Halkaan Ka Daawo Flimka

 

Flimka sida weyn loo sugayay ee Action-ka badan ee Talaash ayaa suuqyada soo galay iyadoo flimkaan ay jilayaan actaro caan ah oo qaarkood dhowr sano ka hor ugu dambeysay flim wada jilidda.

 
Flimkaan ayaa waxaa kuwada jira Amir Khan , Rani Mukherjee iyo Kareena kapoor iyadoo Amir Khan uu jilayo doorka dambi baare , waxaana flimkaan soo saare ka ah Reema Kagti.

 
Halkaan Ka Daawo Flimka Cusub Ee Talaash.

 

 

Alcarabiya.com

 

 

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>